Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2018

Total 122 Posts

Somaliland: Madaxweynaha Oo Masuuliyiin Xilalka Ka Qaaday Kuwa Kalena Magcaabay

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday masuuliyiin dhawr ah, isagoo sidoo kalena magcaabay masuuliyiin kale. Sida lagu shaaciyay Wareegto Madaxweyne oo ku taariikhaysan 31 /12/2018. Wareegtadaa oo kasoo baxday Qasriga Madaxtooyadda Somaliland, ayaa u dhignayd sidan:- “Madaxweynaha

Sheikh Hasina ‘wins Bangladesh elections’ as opposition rejects polls

Unofficial results show PM Sheikh Hasina’s party is set for massive victory, while opposition dubs polls ‘farcical’. Dhaka, Bangladesh(ANN)-Prime Minister Sheikh Hasina’s Awami League (AL) party won Sunday’s parliamentary election, according to unofficial results reported by local media, after the

War-murtiyeed Ka Kooban Sagaal Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirweynihii Warbaahinta Somaliland

Hargeysa(ANN)-Shirweynihii Qaran ee Warbaahinta Somaliland oo labadii maalmood ee u danbeeyay ka socday Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, waxaana gebagebadii shirka maanta laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban 9 qodob, Qodobbada kasoo baxay Shirweynaha oo ay wada-jir u soo saareen

Italiy to stop arms sales to Saudi Arabia

Roma(ANN)- Italian Prime Minister Giuseppe Conte said yesterday that his country is planning to stop arms sales to Saudi Arabia. Answering a question during a traditional end-of-year press conference held in the Italian capital Rome, Conte said that his government

Al-Bashir evacuated from mosque as Sudan protests continue

Khartoum(ANN)-Sudanese President Omar Al-Bashir has been forced to evacuate a mosque after worshippers chanted slogans calling for regime change, as demonstrations against government autocracy and economic mismanagement continued across the country today. Planned protests for “Martyrs Friday” are commemorating the lives

Somaliland: Lifaaqa Golaha Wakiiladdu Raaciyeen Miisaaniyadda 2019

. Hargeysa(ANN)-Golaha wakiiladda Somaliland oo Maanta ansixiyey Odoroska Miisaaniyad Sannadeedka 2019,  ayaa sidoo ansixiyey Go’aanadii gudidda dhaqaalaha golaha Wakiiladdu kasoo saareen Odoroska Miisaaniyadda Qaranka. Qoraalka Gudidda Dhaqaalaha ee Golaha ayaa u dhignaa sidan:- Hordhac: Gudidda dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga ee

Shirweynaha Qaran Ee Warbaahinta Somaliland Oo Ka Furmay Hargeysa Iyo Weedhihii Madasha

Hargeysa (ANN)- Shirweynaha Qaran ee warbaahinta Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Shirkaa oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Warfaafinta Somaliland, waxa ka soo qayb galay Xubno ka tirsan golaha Wasiirada, saraakiil, ka

Somaliland: Golaha Wakiiladda Oo Meel Mariyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka Ee 2019 Kadib Wax Ka Bedel Ay Ku Sameeyeen

Hargeysa(ANN)-Golaha Wakiiladda Somalialnd, ayaa meel mariyay Odoroska Miisaaniyada 2019, ee xukuumaddu usoo gudbisay, waxayna Mudanayaashu ku meel mariyeen kal-fadhigii 38aad oo maanta ka dhacay Xarunta golaha ee Magaalada Hargeysa. kadib markii ay wax ka bedel ku sameeyeen, isla markaana raaciyeen

Bin Salman re-arrests Prince Khaled Bin Talal days after his father’s death

Riyadh(ANN)-Saudi authorities have arrested Prince Khaled Bin Talal Bin Abdelaziz, member of the Board of Trustees, for the second time, a few days after the death of his father Prince Talal, one of the historical advocates of reform in Saudi

Trump has ‘black and white’ world view: UK secretary

London(ANN)-British Foreign Secretary Jeremy Hunt has censured US President Donald Trump following his announcement of a withdrawal of American troops from Syria, the country where London and Washington have been sponsoring terrorists and also claimed to be fighting them since