Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2019

Total 80 Posts

Dalka Qadar Ciyaartii Guushu Ku Raacday Oo Muujisay Cadaawadii Imaaraadka

Dubai(ANN)-Dalka Qadar ayaa  si layaab leh ugu garaacay oo kaga adkaaday 4-0 xulka dalka Imaaraadka kadib ciyaar kubbadeed xaasaasi ah oo dhexmartay  xulka kubbada dalkaa oo Marti galiyay tartanka koobka Aasiya ee lagu qabtay Imaaraadka Carabta. Xulka Dalka Qadar si

Waa Maxay sababta ay uga tagtay Sacuudiga?

Basma Khalifa, oo 29 sano jir ah, waxay ku laabatay halkii ay ku dhalatay si ay u aragto haddii ay halkaasi ku noolaan karto, balse hal tallaabo oo khaldan oo aad qaaddo waxay la micno tahay inaadan mar kale ku

Maydadka Dadkii Ku Haligmay Xeebaha Djibouti Oo Qaarkood La Helay

Djibouti (ANN)-Maydadka 53 qof, ayaa maydadkooda laga helay xeebta dalka Djibouti ee magaalada Obokh, kadib markii doon ay doonayeen inay ugu safraan dalka Yemen ay degtay. Saraakiisha Dalka Djibouti oo weli baadhaya maydadka  dadka la la’ayahay oo lagu qiyaasay ilaa

Britain Oo Ambassador Cusub Usoo Magcawday Arrimaha Soomaalida

London(ANN)-Dowladda boqortooyada UK,  ayaa safiir cusub usoo magacowday dalka Soomaaliya. sida lagu sheegay qoraal uu soo saaray xafiiska arrimaha dibedda ee Britain maanta, Safiirka cusub ee UK u fadhin doonaa waddanka Soomaaliya loo magacaabay Ambassador Ben Fender, kaas xilka kala

Maayar Soltelco: Halyeyga horumarinta Hargeysa iyo Dawladdaha Hoose ee dalka

Duqa Caasimada Hargeysa: Masuul koobsaday Hogaamin Tolmoon, Howl-karnimo, Hufnaan Maamul iyo Hayinnimo…”Qallinkii: SCC. Kalshaale Hargeysa(GNA)-Taariikhda ayaa xusi doonta, oo xusuusnaan doonta, waxaana hubaal ah in maalin maalmaha ka mida si hal haleel ah loogu hal-qabsan doono mashaariicda ma guurtada ah

South Sudan enters into an Agreement with the African Energy Chamber to petroleum Sector

PRESS RELEASE This technical assistance will support South Sudan in building an enabling environment for business and a world-class oil industry for the benefits of all citizens and investors JUBA, South Sudan, (ANN) — The Chamber will mobilize capacity building

Qarax Ka Dhacay Muqdisho Iyo Al-shabaab Oo Sheegatay Inay Ku Dileen Saraakiil

Muqdisho(ANN)-Qarax ka dhacay Muqdisho, ayaa sababay dhimashada ugu yaraan Laba qof , halka ay ku dhaawacmeen shan qof oo kalena kadib markii qaraxaa oo loo adeegsaday Baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lala beegsaday maanta goob muhiim ah. Sida ay

Dawladda Federaalka Oo Ka Cadhootay Dhawaaq Madaxweynaha Uganda Ku Sheegay In Soomaalidu Aanay Haysan Dawlad

Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa ka cadhootay hadal kasoo yeedhay Madaxweynaha Dalka Ugnada, Yoweri Museveni oo sheegay in Soomaaliya aannay lahayn dawlad iyo nidaam. Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo ka jawaabaya hadalka Madaxweynaha Uganda,  ayaa

Libya: 20,000 migrants held in detention centres

Vienna(ANN)-Some 800,000 illegal migrants are currently in Libya, 20,000 of whom are held in government detention centres, according to the head of the Libyan President Council Fayez Al-Sarraj. Revealing the figures yesterday in a joint press conference with the President

Africa: RoyalGate Energy Extends License in Equatorial Guinea

PRESS RELEASE RoyalGate Energy Extends License in Equatorial Guinea Equatorial Guinea’s block Z holds an estimated 3.6 tcf of gas HOUSTON, United States of America,(ANN)– The company plans to drill in Block Z; Equatorial Guinea’s block Z holds an estimated