Month: March 2019
German-African Energy Forum Gives a Boost to Africa’s Energy Security and Investment
PRESS RELEASE For over a decade, the German-African Energy Forum has attracted thousands of participants from over 50 countries HAMBURG, Germany, (ANN)– The African Energy Chamber (https://EnergyChamber.org) congratulates the German Government and the African-German Business Association (Afrika-Verein der deutschen Wirtschaft)
Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Isku Shaandhayn Iyo Caydhin Ku Sameeyay Xukuumaddiisa
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuruyadda Somaliland Muuse Biixi, ayaa isku Shaandhayn iyo xilka qaadis ku sameeyay qayb ka mid xukuumaddiisa. Sidaana, waxa lagu sheegay wareegto kasoo baxday Qasriga Madaxtooyadda Somaliland. Wareegtada, ayaa u qornayd sidan:- WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /03/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane
Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdusho Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay
Muqdisho(ANN)-Qarax lala beegsaday wadada ugu mashquulka baddan Magaalada Muqdisho ee Makal-mukarama! waxaana ku dhintay qaraxa ugu yaraan 12 qof, halka dadka dhaawacu kasoo gaadhay tiradooda lagu sheegay labaataneeeyo qof. Sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka deg-dega ah oo goobta qaraxu ka
Tahriibayaal Markab Ka Afduubay Xeebaha Liibiya Oo U Gudbay Yurub
Malta(ANN)-Dad Muhaajiriin ah, ayaa afduubay Markab Xamuulka qaada oo marayay xeebaha Dalka Libiya. Waxaana Markabka oo ay afduubeen koox muhaajiriin ah lagu xidhay Dekedda Malta, kadib markii Ciidamadda Malta ay la wareegeen gacan ku hayntiisa, kuwaas oo ka war helay
May talks of ‘new leadership’ to handle Brexit as MPs reject alternative paths
London(ANN)- British MPs reject the eight alternative Brexit options aimed at ending stalemate in exiting the EU. “In respect of Mr. Nicholas Bole’s motion D, Common Market 2.0, the ayes were 188, the noes were 283, so the noes have
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Hadlay Qorshihiisa Ku Waajahan Somaliland Iyo Dhibaatooyinka Haysta Xukuumaddiisa
Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farnmaajo, ayaa sheegay innay diyaar u tahay xukuumaddiisu sidii dib loogu bilaabi lahaa wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland. Madaxweyne, Farmaajo, wuxuu sidaa ku sheegay mar uu maanta khudbad ka jeediyay Kal-fadhigii shanaad Baarlamaanka
Somaliland Coast Guard ready to exercise its powers across territorial waters
The Somaliland Coast Guard (SLCG) Law is in force as of this year. Harrgeisa(ANN)-The newly implemented law allows the SLCG to exercise power across the borders of Somaliland and carry out independent activities taking place in their territorial waters. The
Ciidamado Gedoodsan Oo Kusoo Qul-qulaya Muqdisho, Taliyihii Madaxtooyadda Villa Somalia Oo La Toogtay Iyo Xaalada Muqdisho Oo Qasan
Muqdisho(ANN)-Ciidamadda Dawladda Federaalka ee Somalia, ayaa kusoo qul-qulaya Magaalada Muqdisho ee xarunta dawladda Federaalka ah ee. somalia iyo agagaarka Madaxtooyadda Villa Somalia. Ciidamadda kasoo baxay deegaamada ay fadhiyeen, ayaa ka cabanaya mushahar la’aan, kuwaas oo ku doodaya in dawladdu dayacday,
Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Wefdi Ka Socda Xarunta Cilmi-baadhista Taariikhda Islaamka
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Xarunta Cilmi-baadhista Taariikhda Islaamka, Farshaxanka iyo Dhaqanka ee (IRCICA) oo qayb ka ah ururka Iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo OIC.F Sida lagu sheegay qoraal
Badbaadada Dabka Ee Guryaha
W/Q. Mohmoud Omer Osmaan Soomaalidii hore waxay odhan jirtay saddex col ayaa jira; col cas, col cad, iyo col maddow. Saddexdan col ayaa loola jeeday dabka oo ah colka cad, daadka oo ah colka cas, iyo dadka oo ah colka