Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2019

Total 104 Posts

Somaliland: Xukuumadda Oo Xaalad Deg-deg ah(State of Emergency) Kusoo Rogtay Gobolka Sanaag Iyo Labada Gole Oo Kulan Deg-deg Ah Loogu Yeedhay

Hargeysa(ANN)- Somaliland: Xukuumadda Oo Xaalad Deg-deg ah(State of Emergency) Kusoo Rogtay Gobolka Sanaag Iyo Labada Gole Oo Kulan Deg-deg Ah Loogu Yeedhay noqnoqdeen. Sidaana, waxa  lagu sheegay qoraal saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda oo lagu shaaciyay xeerka xaalada deg-dega ah ee

Somaliland: Madaxtooyadda Oo Ka Hadashay Laba Sarkaal Oo Lagu Dilay Duleedka Yagoori Ee Gobolka Sool

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadda qaranka oo lagu dilay meel u dhow deegaanka Yagoori ee gobolka Sool. Sida lagu sheegay dhanbal tacsi ah oo kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda u diray

Kenya Oo Xafiis Dublamaasiyadeed Ka Furaynay Somaliland

Nairobi(ANN)-Xukuumada Dalka Kenya, ayaa sheegtay in ay Jamhuuriyadda Somaliland la yeelanayso xidhiidh dublamaasiyadeed. Sidaana waxa shaaciyeen qaar ka mid ah Wargeyska kasoo baxa magaalada Nairobi todobaadkan oo qorey in dowladda Kenya ay qorsheynayso in ay xafiis ka furato magaalada Hargeysa

#Somaliland: 28-guurada 18 May Oo Sannadkii Labaad Ku Beegantay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Sidee Loogu Diyaargaroobay

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in xuska sannad-guurada 28aad ee kasoo wareegtay markii Somaliland lasoo noqotay madax-banaanideeda 18, May 1991, isla markaana ka baxday Midawgii lagu hungoobay ee 26 Jun 1960, ee uu ka

UMS slams Saudi’s Al-Arabiya TV over fabricated photograph of Sheikh Qaradawi

Riyadh(ANN)-The International Union of Muslim Scholars (IUMS) has slammed Saudi-owned Al-Arabiya and Al-Arabiya Al-Hadath news channels after they published fabricating news about IUMS co-founder, Dr. Yousef Al-Qaradawi. The news channels had broadcast a photograph of Al-Qaradawi alongside two men, claiming

Siyaasiga Ismaaciil Buubaa Oo Dalka Qadar Kula Kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Kana Hadlay Arrimo Baddan

Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu magaca dheer Soomaalida, isla markana ka mid ah hoggaanka xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa ka hadlay kulan uu magaalada Doha ee dalka Qatar kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Somaliland: Garsoorayaal La Bedelay Iyo Guddoomiyihii Maxkamadda Hargeysa Oo Sheegay Inuu Is Casilay

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa  sheegay inuu xilkii ay hayeen ka bedelay guddoomiyihii maxkamadda gobalka Maroodi-Jeex Axmed Dalmar iyo guddoomiyihii maxkamadda degmada Hargeysa Cabdirashiid Beer-geel. Sidaana waxa  lagu sheegay qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Maxamadda

“Waxa La Hayaa Guddoomiyiha Komishanka Oo Ilma Yar U Fududaynaya Sidii Uu U Codayn Lahaa,” Xoghayaha WADDANI

London(ANN) Xoghayaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI  Md Khadar Xuseen Cabdi (Looge) ayaa sheegay in eedaha xisbigu u jeediyay Guddida Doorashooyinka Qaranka ay yihiin kuwo loo hayo dalliillo cad-cad, islamarkaana ay waajib tahay in la kala diro Komishanka. Xisbiga Mucaaradka

Haweenayda Muranku Ka Dhexeeyo Madaxweyne Trump Marwo Ilhaan Cumar Oo Ka Dhiidhiday Dagaalka Ay Yemen Ka Wadaan Dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadku

Washington(ANN)-Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaannada Aqalka Koongareeska Mareykanka  ee Xisbiga Dumuqraadiaga, ayaa sheegtay in xaaladda guracan ee ay ku nool yihiin dadka Yemen ay ka dhalatay faragelinta ba’an ee ay dalkaasi ku hayaan Sucuudiga iyo Imaaraatka, qasabna

Jilaa Caan Ah Oo U Dhashay Britain Oo Guursaday Gabadh Soomaaliyeed

Hargeysa(ANN)-jilaaga caanka ah ee u dhashay  Dalka Britain,  Idiris Elba oo 46 jir ah, ayaa guursaday gabadh Soomaaliyeed. Gabadha Soomaaliyeed oo magaceedu yahay, Saabriin Dhawre, taas oo  29 jir ah,  isla markaana marka laga yimaado in ay asal ahaan kasoo