Month: May 2019
US ‘playing with fire’ on Taiwan: China warns
Beijing(ANN)- China says the United States is “playing with fire” by a series of actions it has taken in the Taiwan Strait in support of the self-ruled island’s secession bid. Chinese Defense Ministry spokesman Wu Qian made the comment in
Dagaalkii Beder, Q.2aad.
Asalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan, Waxaynu soo gudbiney qaybtii horee dagaalka,waxaynu maantana kuda galaynaa qaybtii labaad ee dagaalkii beder,waana qayb aad u muhima, Dagaalka ka hor Nebigu SCW wuu soo dhaqaajiyey ciidankii isagoo doortay boos ku haboon dagaalka,Khabbaab Binu Mundar ayaa
Pelosi stresses need for strong case to impeach Trump
Washington(ANN)-US House Speaker Nancy Pelosi (D-Calif.) has stressed the need to continue investigations against President Donald Trump to find an “iron-clad” case to impeach him. Pelosi emphasized on Wednesday that it was necessary that the investigation of Trump continued until they had
Qaramada Midoobay Oo Diblamaasi Maraykanka Ah U Magcaabay Soomaaliya
Ujeedada Xafiiska UNSOM Iyo Awoodaha Uu Leeyahay New York(ANN)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa wakiilkiisa gaarka ah ee Soomaaliya u magacaabay James Swan, oo ah Diblomaasi u dhashay dalka Mareykanka, kaas oo hore u ahaa wakiilka gaarka ah
Xiisad Ka Taagan Maraakiibta Badeecadaha Sida Ee Kusoo Xidhata Dekadda Berbera Iyo Ganacsatada Oo Ka Cabanaya
Berbera(ANN)-Cabashooyin, ayaa ka imanaya qaabka ay u socdaan Badeecadaha kasoo dega Dekedda Magaalada Berbera, kadib markii ganacsatada badeecadaha kala soo dega marsada magaalada Berbera ay soo waajaheen gaadidka badeecadaha u sida ee kusoo xidhanaya Dekedda dib u dhac. Arrintan, ayaa
Dagaalkii Beder
Dagaalkii Beder, Q. 1aad Assaalamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal, Bisha Ramadaan waa bishii muslimiintu guulaha taariikhiga ah soo hooyeen,waana bisha aad ka warhaysaan in gaajo iyo haraad lagu suganyahay,iyadoo taasi jirto ayey muslimiintu safar dheer iyo daagalo joogta ah gali
Turkiga Oo Boqorka Sucuudiga U Diray Qoraal Ka Digaya Dilka Culimada
“Culimadu Waa Dhaxalka Nebiyadii, dhimashadooduna waa sida dhimashada Adduunka” Yasin Aktay, Lataliyaha Erdogan Ankara(ANN)-Lataliyaha Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay Boqorka Sacuudi Carabiya Salman bin Abdulaziz Al Saud, dilalka qorsheysan ee culimada Muslimka ah oo uu sheegay in
Amiirka Dalka Qadar Oo Ka Qaybgelaya Shirka Dalalka Carabta Ee Sucuudigu Ku Baaqay
Makka(ANN)- Hoggaamiyayaasha Carabta iyo qaar ka mid ah Madaxda dunida Islaamka, ayaa ku qulqulaya magaalada barakaysan ee Makka Al Mukarrama ee dhulka Xaraneynka oo la filyo in shir xaasaasi ah uga fur kusii qulqulaya inta badan hoggaamiyaasha dawaaqiidda Carabta iyo
Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Khariirada Lagula Wareegay Dhulkeeda Difaacday
Muqdisho(ANN)- Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa wax aan macno weyn lahayn khalad yar ah ku tilmaantay Khariiirada ay dhowaan Ethiopia ku baahisay shebekadda Wasaarada arrimaha Dibbada oo si weyn u abuurtay xiisad, taas oo dhulka Soomaaliya gebi ahaanba lagu daray dhulka
Erdogan aide warns Saudi king against executing scholars
Ankara(ANN)-An advisor to Turkish President Recep Tayyip Erdogan has written to Saudi Arabia’s King Salman bin Abdulaziz Al Saud, warning that the planned execution of Muslim scholars would bring nothing but “disaster” to the monarch. In an open letter to King