Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2019

Total 94 Posts

Somaliland: Saraakiisha Sare Ee Baanka Aduunka Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Kulmay Xili Ay Taagan Yihiin Fadeexado Musuq-maasuq Oo Ku Xeeran Mashruucaa Tayaynta Shaqaalaha

Hargaysa (ANN) –Wefdi ka kooban Saraakiil sare oo ka socotay Baanka Aduunka  oo uu hoggaaminayo Mr Grogery iyo Miss Lucy oo ka kala yimi xafiisyada  Nairobi iyo Washington, USA. ayaa maanta soo gaadhay Somaliland. Saraakiisha Wefdiga , ayaa kulan albaabada

Qodobbada Kasoo Baxay Shirkii Gogol-xaadhka ah Ee Bilawga Wadahallada Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa(ANN)-Shir loogu gogol-xaadhayey, isla markaana lagu doonayey in la gaadho heshiis guud oo fure u noqda in dib loo bilaabo wadahadalladii u dhexeeyey dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa la iskula qaatay qodobbo la xidhiidha sidii dib loogu bilaabi lahaa wadahadallo

Fresh mass anti-junta rallies rock Sudan

Khartoum(ANN)-Tens of thousands of Sudanese have taken to the streets to protest a deadly crackdown on people outside the military headquarters in Khartoum earlier this month and to urge the country’s ruling generals to cede power to civilians. A large number of Sudanese

Erdogan urges world to keep Khashoggi case on agenda

Osaka(ANN)-Turkish President on Saturday called on the international community to prioritize bringing perpetrators of the killing of Saudi journalist Jamal Khashoggi to justice and do not allow this topic to slip out of global agenda, Anadolu reports. President Recep Tayyip

Abiy Ahmed’s reforms in Ethiopia lift the lid on ethnic tensions

Addis Ababa(ANN)-After launching the most ambitious reforms in his country’s history Ethiopia’s Prime Minister, Abiy Ahmed, is under threat. The murder of his army chief of staff amid an alleged coup attempt in the Amhara region has highlighted the vulnerability

Somaliland: Madaxda Saddexda Xisbi Qaran Oo La Kulamay Madaxweynaha Iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi,  ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay masuuliyiin ka socday Saddexda Xisbi Qaran, kulankaa oo ay ka qaybgaleen Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee Xisbiga, WADDANI, Cabduqaadir Jirde, Xoghayaha WADDANi, Khadar Xuseen Cabdi (Looge), Guddoomiyaha Xisbiga UCID,

Somalia: Hoggaamiye Kooxeedkii Qanyare Afrax Oo Geeriyooday

Muqdisho(ANN)-Allah u naxariistee waxa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka tirsanaa hogaamiyeyaashii siyaasadda ee Soomaaliya, kuwa ugu magaca dheer,  isla markaana ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyaddii sagaashanaadki markii ay burbirtay dawladdii Soomaaliya kala qeybsaday Muqdisho. Qanyare

DP World Waxqabad Muuqda Ayay Ka Hirgelisay Jamhuuriyadda Somaliland

Qorshaha DP World ee Somaliland waxaa ka mid ah kafaala-qaadka 11 dugsi, Akadeemiyadda waxbarashada Badda, laba cusbitaal iyo xarun caafimaad…  Waxay u tahay fursad Dahabiya Somaliland iyo qaar ka mida dalalka Geeska Afrika, gaar ahaana kuwa Somaliland xuduudka la leh

Xoghayihii Hore Ee Maraykanka Oo Sheegay In Diplomaasiyada Maraykanku U Af-duubantahay Wiilka Uu Sodoga U Yahay Trump

Warbixin: Arraale M. Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. New York(ANN)-Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda Maraykanka Rex Tillerson, ayaa sheegay in siyaasada arrimaha Dibedda Maraykanka aanay ahayn mid gacanta ugu jirta xoghayaha Arrimaha Dibedda, isagoo ku eedeeyay Madaxweynaha Donald

US Democrats clash in heated first US presidential debate

Florida(ANN)- Ten Democratic presidential candidates in the US have debated onstage for the first time, as they fight to win in the 2020 presidential election and deny President Donald Trump a second term in office. The debate was hosted by