Month: August 2019
Midawga Yurub Oo Dawladda Soomaaliya U Saxeexay 23 Milyan Oo Lagu Horrumarinayo Muqdisho Iyo Berbera
Muqdisho(ANN)- Midawga Yurub iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa kala saxeexday Mashruuc Malaayiin Doollar oo lagu horumarinayo Magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera ee Somaliland iyo Soomaaliya. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa war ay maanta ka soo saartay heshiiskaa oo qoraal
Cadan Oo Ka Baxday Gacanta Dawladda Sucuudigu Taageero Iyo Boqolaal Loo Xidhay Inay Taageero U Muujiyeen
Cadan(ANN)-Deganaansho la’aan iyo xaalad cabsi leh, ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto magaalada koonfurta ee Cadan, kadib markii olole nabadgelyo oo ay wadaan ciidamada golaha Ku-meel-gaadhka ah ee taageerada ka haysta Imaaraadka Carabta ay xidh-xidheen boqolaal askarta u daacada
Southern Yemeni separatists arrest dozens of pro-Hadi forces in Aden
Aden(ANN)-Southern Yemeni separatists, who are supported by the United Arab Emirates, say they have arrested dozens of rival Saudi-backed militants in Aden after they withdrew from the port city following airstrikes by the UAE. UAE warplanes on Thursday pounded the
Dacwada Madaxweynihii Hore Ee Suudaan Al Bashiir Oo La Muddeeyay
KHARTOUM (ANN)-Garsoore maxkamadeed oo dhegeysanayay dacwada Madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar Al Bashiir, ayaa diiday in damaanad lagu sii daayo ilaa mudada uu go’aanka dacwada dib ugu dhigay. Al Bashiir, oo mar kale maanta la horgeeyay Maxkamadda, ayaa si rasmi
Koox Ku Eedaysan Weerarradii 11 Sep Ee Maraykanka Oo Dacwadooda Dib Loo Dhigay
Dikumintiyo CIA-da ay leedahay ayaa muujinaya in Khaalid Sheekh Maxamed 183 jeer lagu sameeyay Tacadi iyo ciqaab adag si uu denbi u qirto. “ Guantanamo Bay (ANN)-Shan nin oo lagu hayey xabsiga Guantanamo Bay oo lagu eedeeyay qorsheynta iyo caawinta
Saudi Arabia changes Ottoman ‘Empire’ to ‘occupation’ in school textboooks
Riyadh(ANN)-Saudi Arabia’s Ministry of Education has made a series of modifications to its history textbooks altering the legacy of the Ottoman Empire and its former rule over parts of the Arabian Peninsula. While the former curriculum taught the topic referencing
Bin Salman a secret meeting with the Houthis
Bin Salman arrives in the US amid news about a secret meeting with the Houthis Washington(ANN)-Saudi Deputy Defence Minister Prince Khaled bin Salman arrived in the US on Tuesday for an official visit during which he is expected to discuss
Ciidamada Sucuudigu Taageero Ee Yemen Oo Duqayn Kala Kulmay Imaaraadka Markii Ay Galeen Cadan
By Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist “Dawladda Abd Rabbuh Mansur Hadi Oo Canbaaraysay Imaaraadka” Cadan(ANN)-Xaalada Magaalada Cadan ee Koonfurta Yemen oo dhowaan laga saaray Ciidamada Dawladda Madaxweyne Cabdi hadi ee Sucuudigu taageero, 10 August 2019, isla
Hadi pulls forces out of Yemen’s Aden amid UAE attack
Aden(ANN)-Yemeni president Abd Rabbuh Mansur Hadi says his forces have withdrawn from the port city of Aden as a rift in the Saudi-led coalition waging a war on the impoverished Arab country continues to widen. His forces withdrew “to the
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Cawday Dhaliilaha Loo Jeediyo Xukuumaddiisa
“Barraha Bulshada (Social Media) dadka ka hadlayaa waa waxaa adduunka oo dhan lagu sii daayey” Madaxweyne Biixi oo ka hadlayay Jaamacadda Hargeysa Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qaybgalay qalin-jebinta dufcadii 16aad ee ka baxda Jaamacadda Hargeysa