Month: December 2019
Houthis: Third Saudi coalition spy drone downed within 24 hours
Sana”a(ANN)-It was reported yesterday that a spy drone belonging to the Saudi-led coalition was shot down by the Yemen armed forces allied with the Houthi movement, the third such vessel shot down in less than 24 hours, according to the
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Shaaciyay Guddi Qaran Oo La-dagaallanka Dhibaatooyinka Gudniinka Gabdhaha Ah
Hargeysa(ANN)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed, ayaa Maanta Shaaciyey Guddi Culimo heer Qaran ah oo ka shaqay doonta la-dagaallanka Gudniinka iyo cidhib-tirka dhibaatooyinka uu ku keeno gabdhaha iyo guud ahaan Haweenka. Guddigan oo marka
Waddada Xidhiidhisa Wadaamo-Gooye Iyo Buuhoodle Oo La Dhagax-dhigay
Wadaamo-gooye (ANN)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay waddadu isku xidhaysa magaalooyinka Waadaama-gooye, iyo Buuhoodle taasoo loo bixiyey inay noqoto waddada nabadda ee u kala gudbaysa
How Trump’s impeachment trial would differ from a criminal one: Explainer
Washington(ANN)-U.S. President Donald Trump on December 19 became the third U.S. president to be impeached when the Democratic-controlled House of Representatives voted to charge him with abuse of power and obstruction of Congress. The Republican-controlled Senate is due to weigh
US Embassy in Iraq evacuated amid angry protests over airstrike on PMU
Baghdad (ANN)-The United States’ Embassy in Baghdad has been evacuated after thousands of angry Iraqi demonstrators gathered outside the gates of the compound to condemn Washington’s fatal military aggression that targeted Iraq’s Popular Mobilization Units (PMU). Also on Tuesday, Iraqis
How Djibouti became a microcosm of China’s growing foothold in Africa
Above ground in the tiny but strategically located country of Djibouti, signs of China’s presence are everywhere. Washington Post-Chinese entities have financed and built Africa biggest port, a railway to Ethiopia and the country’s first overseas naval base here. Under
Al-shabaab Oo Shaacisay Tirada Rasmiga Ah Ee Khasaaraha Qaraxii Muqdisho
Tirada Saraakiisha Turkiga, Hayaddaha Amniga Ee Dawladda Iyo Dadka Shacabka Ah Ee Qaraxu Sababay Dhimashadooda Iyo Dhaawacooda Muqdisho(ANN)-Xarakada Al-shabaab, ayaa soo saaray Bayaan rasmi ah oo ay si faah-faahsan ugu shaxeeyeen khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee ka hadashay qaraxii Sabtidii
Wasaaradda Gaadiidka Oo Sharci Kusoo Rogtay Gaadiidka Basaska Rakaabka Ee Gobolada Isaga Goosha
Hargaysa (ANN) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL Cumar C/laahi Aadan iyo Taliyaha Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Maxamed Cige oo si wadajir ah ula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Wajigii koowaad ee hirgalinta barnaamijka gaadiidka loogu xidhayey qalabka
Madaxweyne Biixi Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismayaal Lagu Kordhiyay Xarunta Dab-damiska Hargeysa
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyay xarunta ciidanka dab-damiska Somaliland xaruntiisa guud ee caasimadda Hargeysa. Munaasibad kooban oo loo qabtay xadhig-ka jariska dhismeyaasha cusub ee ciidanka, islamarkaana lagu soo
Al-shabaab Oo Ka Hadashay Qaraxii Muqdisho Ee Sababay Dhimashada Iyo Dhaawaca Boqolaal Shacab Ah
Muqdisho(ANN)-Xarakada Al-shabaab, ayaa ka hadashay qaraxii khasaraha badan dhaliyay ee Sabtidii December 28th, 2019, ee ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye ee galbeedka magaalada Muqdisho, kaas oo sababay dhimashada in ka baddan 100 qof, isla markaana dhaawacyo kasoo gaadheen in ka