Month: February 2020
#Coronavirus New cases of unknown origin found on US West Coast
Washington (ANN)-US health officials in California, Oregon and Washington state worried about the novel coronavirus spreading through West Coast communities after confirming three patients were infected by unknown means. The patients — an older Northern California woman with chronic health
Somaliland: Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Oo Shaacisay Shuruuddaha Ardayda Ka Qaybgelay Tartanka Caalamiga Ah Ee Quraanka Kariimka
Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay inay Wasaaraddu qabanayso tartanka Quraanka Kariimka ah, is loogu diyaar garoobo tartanka Caalamiga ah ee Quraanka Kariimka ah oo marka la gaadho bisha Barakaysan ee Ramadaan sannadkan inagu soo waajahan lagu qabanyo
US-Taliban sign historic troop withdrawal deal in Doha
Doha(ANN)-The United States signed a deal with Taliban insurgents on Saturday that could pave the way toward a full withdrawal of foreign soldiers from Afghanistan over the next 14 months and represent a step toward ending the 18-year-war in the
Xisbiga UCID Sabab La’aan Uga Eryay Xisbiga Xoghayihii Arrimaha Gudaha Iyo Xoghayihii Golaha Dhexe
Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee Cadaaladda iyo Daryeelka Somaliland ee UCID, ayaa fadhi ay yeesheen Guddida Fulinta ee Xisbigu oo uu Guddoominayay Guddoomiyaha Xisbiga Eng. Faysal Cali Waraabe kasoo saaray go’aan xisbiga lagaga eryay Xoghayihii Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID, Maxamuud Cali
Sheekh Dirir Oo Bulshada Usoo Jeediyay Sida Looga Badbaadi Karo Cudurka Coronavirus Ee Dunidu Ka Qaylisay Iyo Tallaabooyinka La Raacayo
Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa ka hadlay Cudurka dunuda ku faafaya ee Coronavirus, kaas oo si weyn looga qayliyay, wuxuuna sheegay in Aduunyada waxa ku dhaca bani’aadamka yihiin laba qeybood, cuqubo oo kuwa caasiga ku dhaca, qeyb ixtixaan
#Coronavirus causes global stock market downturn
New York(ANN)-#Coronavirus causes global stock market downturn, the Losses on Wall Street deepened Friday morning following a bruising open, as global markets were poised to conclude their worst week since 2008 with another rout. About 1510 GMT, the Dow Jones
Xukuumadda Kenya Oo Jawaab Tiiq-tiiqsi Iyo Awood Sheegasho Ah Ka Bixisay Fariin Dawladda Federaalka Soomaaliya U Dirtay
Nairobi(ANN)-Xukuumadda Kenya, ayaa jawaab tiiq-tiiqsi iyo awood sheegasho ka muuqato ka bixisay qoraal ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya shalay fariin ay warbaahinta marisay kaga dalbatay inay faraha kala baxdo arrimaha gudaha Soomaaliya. “Dawladda Federaalka Soomalaiya, waxay ugu yeedhaysaa Dawladda Kenya
Dagaal Dhexmaraya Ciidamada Dawladda Federaalka Iyo Malayshiyada Ahlu-sunna
Dhuusamareeb(ANN)-Dagaal xooggan ayaa laga soo sheegayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ee badhtamaha Soomaaliya, dagaalka ayaa u dhexeeya ciidamadda dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo malayshiyo u daacad ah ururka Ahlu-sunna Waljaamaca. Ma cadda khasaaraha ilaa hadda ka dhashay dagaalka maanta
Iran’s ex-ambassador to Vatican dies of coronavirus
Tehran(ANN)-Iran’s former ambassador to the Vatican and prominent cleric Hadi Khosrowshahi died of coronavirus, local media reported on Thursday, Anadolu Agency reports. According to the semiofficial Tasnim News Agency, the 81-year-old cleric died at a hospital in Iran. Earlier in
As China bows to global solidarity over coronavirus, it’s time for action on the Uyghur genocide
Yvonne Ridley @yvonneridley The spread of the coronavirus — Covid-19 — has now reached epidemic proportions, with cases in dozens of countries around the world, and growing alarm at the epicentre in China where drastic quarantine and containment measures are