Month: February 2020
Guddoomiyaha Akaadeemiga Nabada Somaliland Oo Soo Dhoweeyay Heshiiska Laga Gaadhay Muranka Komishanka Iyo Doorkii Ay Ku Lahaayeen
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Akaadeemiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Faarax Xirsi, ayaa soo dhoweeyey heshiiska ay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Xisbiyada mucaaradku ka gaadheen khilaafkii guddiga doorashada iyo qabashada doorashooyinka golayaasha wakiillada iyo deegaanka oo marar badan dib u
Heshiiska Laga Gaadhay Muranka Doorashooyinka
Madaxweynaha iyo Hoggaamiyaasha Xisbiyada Muraadka Oo Wada jir u saxeexay Heshiiska Hargeysa(ANN)–Heshiis loo dhanyahay ayaa maanta lagu gaadhay Madaxtooyadda Somaliland, kadib kulan saacado socday oo ay wada yeesheen Madaxweynaha Qaranka Somaliland. labada guddoomiye Xisbi Mucaarad iyo Dublamaasiyiin ka socday danneeyayaasha
MoFA Wonders Why UN, Int’l Partners Keep Throwing Somaliland onto Somalia Elections, Cauldron
Press Release MoFA Wonders Why UN, Int’l Partners Keep Throwing Somaliland onto Somalia Elections. Hargeisa(ANN)-The Republic of Somaliland expressed amazement at the logic behind press releases and reports in which the United Nations and international partners keep immersing Somaliland in
Somaliland: Xukuumadda oo Beenisay War Ay Faafisay BBC-du
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa beenisay War maanta lagu baahiyay Idaacadda BBC-da laanteda Afsoomaaliga. Sidaana waxa lagu sheegay War ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinyta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu daadifeeyay in aannay waxba ka jirin Warka maanta duhurkii ay baahisay
Sucuudiga Oo Xidhay Xadka Ay La Wadaagto Kuwait Kadib Cudurka Coronavirus, Imaaraadka Iyo Dalalka Gacanka Oo Qaylinaya
Warbixin: by Carraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist “Afrika oo Lagu arkay dalal horleh Coronavirus” Riyadh(ANN)-Sucuudiga, ayaa xidhay xadka ay la wadaagto dalka Kuwait, kadib markii lagu arkay Cudurka Coronavirus, kaas oo tirada lagu arkay ay korodhay.
Saudi arrests former SBA director general amid crackdown on journalists: Report
Riyadh(ANN)-Saudi authorities have reportedly arrested the former director general of the state-owned Saudi Broadcasting Authority (SBA) as a crackdown led by Crown Prince Mohammed bin Salman against rights campaigners and intellectuals widens in the conservative kingdom. Arabic-language al-Khaleej Online news website,
Somaliland: Taliska Ciidanka Qaranka Oo Ka Hadlay Dagaal Dhirbaaxo Loogu Geystay Malayshiyadda Puntland
Hargeysa(ANN)-Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa ka hadlay dagaal saaka deegaanka Yube ee Bariga Gobolka Sanaag ku dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Malayshiyo dhanka Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland kaga soo duulay deegaankaa. Ciidanka Qaranka Somaliland oo War-saxaafeed kasoo saaray dagaalka
U hadal sidii Hogaamiye
By Gulaid Casaan Aqoonta fagaare ka-hadalku waa xirfadaha ugu muhiimsan ee laga rabo Hogaamiye kasta, iyo qof kasta oo ku naaloonaaya sidii uu u noqon lahaa Hogaamiye naftiisa wax-tara, dadkiisana meel gaadhsiiya. Aqoontan waxa lagu bartaa hababka ugu wanaagsan ee
Iran raps international inaction on repeated Israeli crimes against Palestinians
Tehran(ANN)- Iran has denounced the Israeli regime’s attacks on civilians and targets of the resistance front in Gaza and Syria, criticizing the international community’s inaction on Tel Aviv’s repeated atrocities in Palestine and its violation of the neighboring countries’ sovereignty.
Somaliland Only Good For Reprimand in Swan’s UN Report, Full Optimism for Somalia Elections
New York (ANN)-Mr James Swan, the Special Representative of the United Nations Secretary-General (SRSG), and the Head of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM), in his briefing to the UN on Somalia, Tuesday, was full of optimism for Federal