Month: April 2020
Coronavirus Oo Galay Saldhiga Millateriga Maraykanka Ee Djibouti Iyo Gurmad Dawladda China Usoo Dirtay
Djibouti(ANN)-Taliska Millateriga Maraykanka ugu weyn Bariga Afrika ee xaruntiisu tahay dalka Djibouti, ayaa waajahay xaalad argagax ah, kadib markii lagu arkay halkaa kiiskii labaad ee cuddurka Coronavirus (COVID-19). Saldhiga, ayaa lagu soo rogay xaalad deg-deg ah, iyadoo gebi ahaanba xayiraad
AMISOM: Soldier tests positive for COVID-19 in Somalia
Mogadishu(ANN)- AMISOM soldier tests positive for COVID-19 in Somalia. The army leadership has said that a Ugandan People’s Defence Forces (UPDF) soldier attached to the African Union Mission in Somalia (AMISOM) has tested for coronavirus. UPDF Spokesman Brig. Richard Karemire
Somaliland: Wasiirka Warfaafinta Oo Abaaray Dareenka Kuwa Ku Hamiyaya Inay Jebiyaan Go’aanka Lagu Joojiyay Jaadka
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa uga digtay dadka doonay inay qaadka laga mamnuucay dalka si tuugo ah usoo geliyeen magaalooyinka, waxayna ugu baaqday shacbiga inay la sahaqeeyaan ciidamada Booliska ee habeen iyo maalin u taagan ilaalinta badbaadada shacbigooda. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka
Dadka Soomaalida Kasoo Jeeda Ee COVID-19, Ugu Dhintay Yurub Iyo Safiirka Somaliland Ee UK oo ka Waramay
London(ANN)-Dalka Boqortooyada Midawday ee UK, oo ka mid ah dalalka safka hore kaga jira Liiska dhimashada Coronavirus (COVID-19) ee Yurub, ayaa noqday dalka Soomaalida ugu badan ay ugu geeriyoodtay xannuunka dunida sadheeyay ee Coronavirus. Ma jirto tiro rasmi ah oo
Pence flouts US hospital’s mask policy during visit
New York(ANN)-US Vice President Mike Pence did not wear a face mask during a Tuesday visit to the Mayo Clinic, violating the prestigious medical center’s policy despite his team being warned in advance. Video showed Pence visiting staff and a
Ethiopia Oo Sheegtay In Ay Somaliland U Aqoonsantahay Maamul Soomaaliya Ka Mid Ah
Addis Ababa (ANN)-Xukuumadda Dalka Ethiopia, ayaa ka hadashay qoraal lagu arkay bogga intarnet-ka ee wasaaraddeeda arrimaha dibedda, kaas oo Somaliland iyo maamulka Puntland ku daray liiska dalalka ay xafiisyada diblumaasiyadeed ku leeyihiin. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Ethiopia, Nebiyat Getachew,
Qofka Dhintay Ma Laga Qaadi karaa COVID-19?
Khuburada Caafimaadka Aduunku Maxay Ka Yidhaahdeen? Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist Hargeysa(ANN)-Dunida oo dhan ayaa ka qaylinay Fayriska ku faafay Adduunka oo dhan oo isaga gudbay dacalada iyo daafaha dunida, isla markaana ka qoqobay
Is the American war in Vietnam anything like the Saudi war in Yemen?
By J. Michael Springmann In some ways you might make a comparison with Vietnam and the Saudi activities in Yemen, but I think it’s a stretch to really try and compare it closely. Back in the Vietnam War era in
Somaliland: Tirada COVID-19 Iyo Qorshe Cusub Oo Laga Fulinayo Magaalooyinka Waaweyn
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay tirada rasmiga ah ee caabuqa Coronavirus ee COVID-19, iyo sidoo kale qorshayaal la doonayo laga fuliyo magaalooyinka waaweyn ee Somaliland. Agaasimaha guud ee Wsaeradda Horrumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo maanta warbaahinta kula hadlay
The War on Coffee
By Adam Gopnik- newyorker The history of caffeine and capitalism can get surprisingly heated. “What would life be without coffee?” King Louis XV of France is said to have asked. “But, then, what is life even with coffee?” he added.