Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2020

Total 145 Posts

USA: Trump threatens to ‘close’ down social media platforms after Twitter fact checks claims on mail-in voting fraud

Washington(ANN)-US President Donald Trump on Wednesday threatened that Republicans will try to close down social media platforms a day after Twitter, for the first time, added a fact check to two of his tweets, specifically ones concerning his unsubstantiated claims

Xoghayaha Guddida Heer Qaran Ee COVID-19 Iyo Guddoomiyaha SOLJA Oo Warbaahinta Isu Mariyay Jawaabo

Hargeysa(ANN)-Guddida ka hor-tagga cuddurka Coronavirus ee Somaliland, ayaa iska difaacay eedaymo uga yimi Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, kaddib markii uu Warbaahinta u mariyay dhaleecayn. Guddoomiyaha SOLJA oo maanta saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay inuu qoraal u gudbiyay Guddida

Somaliland Magaalooyinka Tirooyinka Ugu Ban Ee Coronavirus Iyo Kor U Kaca Dadka Laga Helay

Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist Hargeysa(ANN)-Cuddurka COVID-19, ee ku baahay dunida, ayaa si hoose ugu fidaya bulshada Somaliland, iyadoo ay kordhayso tirada dadka lagu arkay xannuunka ee iskood u imanaya Cusbitaalka guud ee Hargeysa,

Somaliland: Guddida Heer Qaran Ee COVID-19 Oo Kaabis Iyo Dib U Habayn Ka Sameeyay Go’aamada Ay Hore Usoo Saareen

Hargeysa(ANN)-Guddida heer Qaran ee COVID-19, ayaa sheegay in ay kaabis iyo dib u eegis ku sameeyeen go’aamada ay hore usoo saareen oo la xidhiidhay xaaladdaha Cuddurkaa. Go’aamada ay sheegeen guddidu in ay dib u eegis iyo kaabis ku sameeyeen ayaa

HISTORY OF SHEIKH ISAAQ BIN AHMED BIN MUHAMMAD

By. Ibrahim Mohammed Sheikh Isaaq Bin Ahmed Bin Mohammed Bin Hussein was one of the Arabian scholars that crossed the sea from Arabia to the Horn of Africa to spread Islam around d 12th to 13th century. It is said

African Development Bank (AfDB) approves 88 million euros emergency budget support for COVID-19 response

PRESS RELEASE   The operation will target support measures providing relief to the most vulnerable households, while safeguarding jobs and enabling businesses to quickly resume ABIDJAN, Ivory Coast, (ANN) — The Board of Directors of the African Development Bank (www.AfDB.org)

Somaliland: COVID-19, Oo Kordhay Magaalooyinka Hargeysa Iyo Burco

Hargeysa(ANN)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa sheegay in 23 qof oo ay maanta shaaciyeen laga helay xannuunka, kadib markii 110 qof oo lasoo xidhiidhay Cusbitaalka si looga baadho xannuunka laga helay, taas

Somaliland: Warbixin Guddida COVID-19, Kasoo Saareen Dhaqaalaha Gacantooda Soo Galay Iyo Deeqaha Soo Gaadhay

Hargeysa(ANN)-Guddida Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland u magcawday ka hor-tagga COVID-19, ayaa soo saaray warbixintii u horraysay ee ay ku shaaciyaan dhaqaalaha soo gaadhay ee lacagta caddaanka ah iyo deeqaha kale ee soo gaadhay. Qoraal ka koobban shan Bog oo Madaxweyne ku

Xaaladda Maraynka Oo Faraha Ka Baxday, Mudaharaadyada Oo Sababay In Albaabada Loo Xudho Aqalka Cad

Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist New York(ANN)-Xaaladda Dalka Maraykanka, ayaa si weyn isu bedeshay, kadib markii ay diibadbaxayaal cadhaysan gilgileen magaalooyinka Maraykanka qaarkood, waxayna arrintan sababtay in la xidho Aqalka cad, iyadoo laga cabsiqabo

Racism cannot be ‘normal’ in US, Obama says of latest police killing

Washington(ANN)- Former president Barack Obama said Friday he shared the “anguish” of millions of Americans over the death of a black man killed by police in Minnesota and that racism cannot be “normal” in the United States. “This shouldn’t be