Month: June 2020
Ambassador Baashe Cawil Wakiilkii Somaliland Ee Kenya Miyuu Is Casilay?
“Shan Sannadood Waxaan Ahay Wakiil Qarankiisa U Addeegayay” Ambassador Baashe. Nairobi(ANN)-Ambassador Baashe Cawil oo ahaa Wakiilka Somaliland ee dalka Kenya, ayaa soo saaray qoraal uu ku beegay markii xilka loo magcaabay shan sannadood ka hor, kaas oo dhaliyay doodo
Wakiilada: Baroortu UCID ka WEYNE ma MUDDO-KORDHINTII 7aad Baa!
W/Q. Maxamuud Cali Sh Maxamed Salaanta islaamka ka dib, soomaalidu waxay tidhaahdaa “nin maqan tebidii, waa nin jooga CEEBTII”, haatan, anniga iyo inta badan bulshada Somaliland waxay tebaan, qiimahii iyo kartidii ay lahaan jireen goleyaashii ay Gudoomin jireen Md Xaabsade
Kacdoono Ka Bilaabmay Caasimadda Ethiopia kadib Dilka Fannaan Caan Ah
“Waxay toogteen Wadnihii Qowmiyadda Oromada” Jawar Mohammed Addis Ababa(ANN)-Dhallinyaro ka cadhaysan dilka fanaan caan ah ayaa gubay taayiro intii ay socdeen dibad-baxyo xooggan oo maanta ka dhacay caasimadda Ethiopia ee Addis-Ababa, kaasi oo carradooda ay ku muujinayaan qowmiyadda uu kasoo
Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Dhaarisay Labadii Xubnood Ee ka Dhinnaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand, Mudane Muuse Biixi Cabdi hortiisa ku dhaariyey labadii xubnood ee Komishanka doorashooyinka qaranka ka dhinnaa ee ka socday labada xisbi mucaarid ee Ucid Iyo
Madaxweynihii Lacagtii Loogu Deeqay In Uu Ku Iibsado Suudh Qaali Ah Dalkiisa Ku Maalgeliyay
Madaxweyne mahadsanid! Qiso Dhab ah. W/Q. Mustafe Adam Sannadkii 1973 madaxweynihii Zaire (Congo) Jeneraal Mobutu Sese Seko ayaa booqasho saddex maalmood ah ku tagay dalka Mauritania. Mauritania waxa ay ka mid ahayd dalalka ugu saboolsan qaaramada Afrika, dhaqaalaheedu waxa uu
UN; Can the Security Council Recover from Loss of Credibility, Humiliation in Somalia
By Dr. Mohamud M. Uluso The UN Security Council (UNSC) suffered shameful humiliation and loss of credibility in Somalia In the three and half years past. Because the Federal Government of Somalia (FGS) of President Mohamed Abdullahi Farmajo not only
#Sixty years ago Somaliland was the country that refused to have its independence
Sixty years ago after 4days When Somaliland gained its independence from the United Kingdom on 26 June 1960; the front page of the Daily Herald Newspaper published a sad report, which, sixty years later and from the unification of Italian
Somaliland: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Farriimo u Diray Macallimiinta Maddaarasista iyo Waalidiinta Carruurtoodu Quraanka Barto
Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed, ayaa Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiyada Qur’aanka ugu baaqay inay fuliyaan awaamiirta badbaadinta Ubadka ay Quraanka barayaan si looga hor-taggo xannuunka Covid19, maadaama .30-ka June oo ku beegan maalinta ee
Madaxweyne Biixi Oo Isku Bedel Iyo Magcaabis Ku Sameeyay Masuuliyiinta Dhawr Gobol
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku shaandhayn iyo xil-ka qaadis iyo Magcaabis ku sameeyay dhawr Badhasaab, sidaana waxa lagu shaaciyay wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebeladda Araweelo News Network. “Wareegtada Madaxweynaha ayaa
The hidden human tragedy unfolding in the Arabian Peninsula
The day before June 28, 2020 at about 4:00 PM I had a sad conversation with two young men from Ethiopia. The young men whom I wouldn’t reveal their names for safety reasons live in the Kingdom of Saudi Arabia.