Month: June 2020
Ethiopia: Xukuumadda Ra;iisaal Wasaare Abiy Axmed Oo Baarlamaaku Muddo Kordhin U Sameeyay
Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Ethiopia ee uu hoggaamiyo Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed, ayaa loo kordhiyay muddo xileedka, kadib markii ay gabaabsi noqotay, isla markaana ay dib u dhacday doorashadii la filayay in ay ka dhacdo dalkaa. Kulan ay maanta yeesheen Xildhibaannada dalka
Somaliland: Wasiirka Warfaafinta Saleebaan Koore Oo Ka Dhawaajiyay Qorshe Cusub Oo Gobol Walba La Dhigayo Idaacad Iyo Telefishan
Berbera(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Jamhuuriyada Somaliland Saleeban Yuusuf Cali (Koore) isla markaana ah Afhayeenka Xukuumadda Somaliland oo maalmihii u danbeeyay safar hawlo shaqo ku marayay gobolada Bariga Somaliland, gaar ahaan gobolka Sool, ayaa ka dhawaajiyay qorshayaal ay xukuumaddu
Tanzanian president announces the victory over COVID-19
Dar es Salaam(ANN)-Tanzanian President John Magufuli has declared his Country free for COVID-19, despite concerns that the infection rate in the country is worse than the government would admit. Addressing worshippers in the capital, Dodoma on Sunday, Magufuli who had
Djibouti Plans Military Hostility Against Eritrea
Asmara(ANN) The President of the Republic of Djibouti, Ismaël Omar Guelleh held a small meeting on Saturday with three army leaders to prepare for an outbreak of military hostilities against Eritrea, a source tells EP. The source tells EP that
Somaliland Oo Ka Jawaabtay Dhawaaq Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya Kaga Hadashay Xidhiidhka Imaaraadka Iyo Somaliland
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dhawaaq kasoo yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo uu kaga hadlay xidhiidhka Somaliland iyo dawladda Imaaraadka Carabta. War-qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekadda
Haweenayda Muslinka Ah Ee Afhayeenka Baarlamaanka Ethiopia Oo Is Casishay
Addis Ababa(ANN)–Afhayeenkii Aqalka Federaalka Baarlamaanka Ethiopia, ayaa is casishay, waxyar kaddib markii uu Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed khudbad uu halkaa ka jeediyay oo sulaao laga weydiiyayAqalka Federaalka Baarlamaanka Ethiopia, ayaa is casishay, waxyar kaddib markii uu Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed
Shan Boqol Oo Macalimiinta Maddaarista Oo Wasaaradda Diinta Iyo Awqaaftu Deeq Raashin Ah U Qaybisay
Hargeysa(ANN)-Masuuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa bilawday qaybinta Raashin loogu talo-galay Macallimiinta wax ka dhiga Dugsiyada Qur’aanka ee Maddaariista oo qayb ka ah koow iyo labaatan kun (21,000) oo Qoys oo ka mid ah Dadka uu Somaliland ku
Somaliland: Baaq Salaadiin Iyo Waxgarad Direen Oo Ku Waajahan Bulshada Djibouti
Hargeysa(ANN)-Madax-dhaqameed ka mid ah Salaadiinta Somaliland, ayaa ka hadlay xisiada ka taagan dalka Djibouti, waxayna baaq u direen shacabka iyo dawladda Djibouti oo ay ku buuriyeen in ay nabad-gelyada iyo degenaanshaha dalkooda ilaaliyaan, Salaadinta, ayaa walaac ka muujiyeen dhacdooyinkii maalmihii
Ergooyin Nabadeed Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Awqaafta Somaliland oo Gaadhay Deegaanka Ceegaag Ee Buuhoodle
Ceegaag(ANN)- Ergooyin ay kala hoggaaminayaan Odayaal dhaqan iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Aadan Cabdullaahi Cabdalle oo isagu Xukuumadda ka socda, ayaa maanta gaadhay deegaanka Ceegaag ee gobolka Buuhoodle Xukuumadda Somaliland iyo Odayaasha Dhaqanka Beelaha, ayaa
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Cali Qoorseef Oo Ka Mid Ahaa Khabiiradda Wasaaradda Maaliyadda
“Tobban Qof Oo Madaxweyne Cigaal ka qaaday Imtixaan, wuxuu noqday Qofka Ugu Sareeya, wuxuu ahaa…” Muj. Baashe Muuse HargeysaANN)- Alla ha u naxariistee, waxa maanta ku geeriyooday Cusbitaalka Royal ee Magaalada Hargeysa, Marxuum Cali Maxamed Xasan (Cali Qoorseef) oo hore