Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2020

Total 90 Posts

Xiisaddaha Diblamaasiyadeed Ee Maraykanka Iyo Shiinaha Oo Xadhkaha Goostay

Araweelo News Network Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist.   Beijing (ANN)-Dalalka Maraynaka iyo Shiinaha ayaa khilaafkoodu sii xumaaday, kaddib markii Shiinaha oo ka jawaabayay qunsuliyaddii uu ku lahaa magaalada Houston ee uu Mareykanku xidhay

Soomaaliya iyo Dooddii Dhuusamareeb

  Waxa maalmo Ka hor soo xidhmay shirkii ka dhacay Magaalada Dhuusmareeb ee Dawlad Goboleedka Galmudug, oo ay dhawaan Ku dooyeysteen Shanta Dowlad goboleed ee Soomaaliya iyo Xukuumada maqaar-saarka ah ee Farmaajo. Magaalada Dhuusmareeb oo ah magaalo nabdoon oo kaladanbayn

The Declining Power of the American Passport

U.S. citizens are finally confronting the randomness that travel and immigration are built on. By. Prashant Rao, The Atlantic In late 2012, after a brief trip into Aleppo to cover the Syrian civil war, I walked up to a Turkish

Somaliland Oo Ka Hadashay Ahmiyada Cilaaqaadka Ay La Leedahay Ethiopia

Addis Ababa(ANN)-Safiir ku-xigeenka Safaarada Somaliland ee dalka Itoobiya, danjire Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa sheegay kala duwanaanshaha Somaliland iyo Soomaaliya ay tahay mid cad, waxaanu tusaale u soo qaatay in qofka sita baasaboorka Soomaaliya aanu geli karin dalka Jamhuuriyadda Somaliland isagoo

Maraykanka Oo Hanjabaad Iyo Digniino Kasoo Saaray Xaaladda Soomaaliya

Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Washington, ayaa ka hadashay xilka laga qaaday Ra’iisal Wasaarihii dawladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, waxayna Maraykanku walaac ka muujiyeen hannaanka loo maray xil ka qaadista xukuumaddii Khayre. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya,

Ra’iisal Wasaarihii Soomaaliya  Ee Xilka Laga Qaaday Khayre Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa

Muqdisho(ANN)- Ra’iisal Wasaaraha xilka laga qaaday ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ka hadlay dareenkiisa kalsoonida ay golaha shacabka ee Baarlamaanku maanta kala noqdeen iyo sida uu u arko.   Khayre, wuxuu sheegay in wixii ka dhacay Baarlamaanka ay ahaayeen

Soomaaliya: Madaxweyne Farmaajo Oo Ra’iisal Wasaare Magcaabay Kaddib Markii Baarlamaanku Kalsoonida Kala Noqdeen Xukuumaddii Khayre

Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u magcaabay si ku meel-gaadh ah inuu hawlaha xukuumadda usii wado Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ahaa Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sii socodsiinta iyo maareynta howlaha Golaha Xukuumadda si kumeel

State Department Insiders Ask: What Is Susan Pompeo Really Up To?

Araweelo News Network By DANIEL LIPPMAN and NAHAL TOOSI The wife of Secretary of State Mike Pompeo has been integral to his meteoric rise. But her close involvement in his career has attracted unwelcome scrutiny. Five years ago, a young

Xarunta Daryeelka Iyo Daaweynta Dhimirka Oo Munaasibad U Qabatay Xirfado La Baray Dufcaddii 11-aad ee Xanuunnada ka Bogsaday

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Munaasibad loo qabtay Dufcaddii 11-aad ee ka qalin-jebisa Cusbitaalka SAHAN ee Magaalada Hargeysa, ayaa lagu qabtay dhsimaha xarunta ee Woqooyi galbeed magaalada Hargeysa, waxaana munaasibada ka qaybgalay Masuuliyiinka socotay Hay’addaha  Dowladda Somaliland, waayeel culmo iyo marti-sharaf kale.

Sheekh Dirir oo Bulshada Xusuusiyay Fadliga 10-ka Maalmood ee bishan Dulxija

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ku booriyey soomka sunnaha maalinta Carafo oo Nebigu CSW sheegay in laba sannadood dunuubtooda lagu dhaafo, iyo ku dedaalida acmaasha wanaagsan maalmahan oo ah kuwa Ilaahay SW ugu jecel