Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2020

Total 85 Posts

Riyadh: Yemeni Prime Minister Discusses Agreement with STC Delegation

Araweelo News Network. Riyadh(ANN)-Yemeni Prime Minister Dr. Maeen Abdulmalik Saeed has held a meeting with the chairman and members of the Southern Transitional Council (STC) within framework of continuous efforts to implement a mechanism to accelerate Riyadh Agreement. Saudi Ambassador

Democratic nominee condemns violence in US, blames Trump for fomenting it

Araweelo News Network   Washington(ANN)-The Former US Vice President Joe Biden, who is running against President Donald Trump, has criticized violence in cities and his opponent for fomenting it. “This president long ago forfeited any moral leadership in this country,”

Somaliland: Munaasibadda Daah-furka Qalabka Xakamaynta Shucaaca Taawaradda Isgaadhsiinta iyo Maamulka Hirarka

Araweelo News Network “Qalabku, Wuxuu Wax Ka Tarayaa Cabashadii bulshadda ee shucaaca Taawaradda”Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suufi, Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa hirgelisay adeeg casriya oo lagula soconayo Hirarka, ama Mawjaddaha Hawadda ee Isgaadhsiinta, isla markaana wax

I’m a Body Language Expert. Here’s What I Saw During the Conventions.

Araweelo News Network By Joe Navarro, Politico Donald Trump and Joe Biden gave away more than they thought over the past two weeks. What did people’s faces and gestures tell us, rather than just their the scripted speeches? I’ve been

The Society Project interviews First Somaliland Creative AK AHMED

Araweelo News Network Johannesburg South Africa, (ANN)- The Creative Society Project interviews First Somaliland Creative AK AHMED. ALLATRA TV Africa United has Creative individuals In over 140 countries. They recently interviewed Johannesburg based Somaliland Creative Abdulkadir Ali Ahmed Hassan also

Khasaaraha Rabshado Ka Dhashay Khilaafka Booqashada Awdal Ee Ugaas Doodi Oo Sagaal Sannadood Kaddib Soo Cusboonaaday

Araweelo News Network Khasaaraha Rabshado Ka Dhashay Khilaafka Booqashada Awdal Ee Ugaas Doodi Oo Sagaal Sannadood Kaddib Soo Cusboonaaday Boorama(ANN)-Rabshado ka dhashay khilaaf ka taagan booqashada Awdal ee mid ka md ah mdax-dhaqameedka deegaanka oo lagu magcaabo Ugaas Cabdirashiid Ugaas

Somalia: Xasan Khayre Ra’iisal Wasaarihii La Caydhiyay Oo Loo Diiday Inuu Ka Baxo Dalka

Araweelo News Network   Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaarihii dhowaan la eryay ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa loo diiday inuu safar ugu baxo dibadda, kaddib markii laga celiyay Garoonka Diyaarada Aadan Cade ee Muqdisho. Sidaana, waxa warbaahinta u sheegay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Dhibaatooyinka Laga Dhaxalo Qofka Bani Aadamka Ah Oo Laga Faaii’daysto Markuu Baahanyahay

 W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Baahidu waa wax ilaahay ku beero bani aadamka taas oo kala duwan,  iyadoo qof walba uu baahi qabo. Qofka bani aadamka ah markuu baahanayahay ma noqonayso oo kaliya inuu cunto u baahanayahay ama baahiya aasaasiga ee

Maxkamadda Dastuuriga Ah Ee Somaliland Oo Go’aan Kasoo Saartay Qoraal Madaxweynuhu U Gudbiyay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Sare ee Somaliland, isla markaana ah Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa go’aan la xidhiidha qaabka ay noqonay doorashada golaha wakiillada Somaliland kasoo saartay, kaddib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi u gudbiyay qoraal 12 August

Waa Sumcad-xumo ee si Innaga Dhaha!

WQ: Suxufi Xuseen Cali Nuur Sannadkan lagu jiro ee 2020, haddii Illaahay idmo, wuxuu noqon doonaa mid taariikhda Jamhuuriyadda Somaliland gala, jiilasha dambe ee soo socdaana ay ku xusuustaan si u dhow sida ay u xusuustaan sannadaha 1960-kii iyo 1991-kii.