Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2020

Total 103 Posts

Berbera: Laba Dhalinyaro Ah Oo Baddu Liqday

Araweelo News Network   Berbera(ANN)-Badda Magaalada Berbera, ayaa sababtay geerida laba wiil oo dhalinyaro ah, kuwaas oo ku dabaalanayay Badda. Labada wiil ee dhalinyarada ah, ayaa la sheegay in ay saaka ka tageen Caasimada Hargaysa, iyagoo halkaa u tegey sidii

Madaxweynaha Somaliland Oo Balanqaaday In Xukuumaddiisu Diyaar U Tahay Sixitaanka Qaabka Loo Maamulay Mashaariicda SDF

Araweelo News Network   Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland diyaar u tahay sidii loo sixi lahaa wixii tabashooyin, ama doodo ka dhashay mashruuca Sanduuqa Dhaqaalaha ee SDF (Somaliland Development Fund), Madaxweyne Bixii wuxuu hadalkaa

Kulan Lagaga Hadlay Amniga Soomaaliya Oo Ka Dhacay Muqdisho

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la qaatay Hay’addaha amniga ee dalka. kulankaa kaddib qoraal saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaare Rooble oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekaddaha Araweelo News

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daah-furay Wejiga Labaad Ee Mashaariicda Sanduuqa SDF

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay wejiga labaad ee mashaariicda Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF. Munaasibadda uu madaxweynuhu ku daah-furay wejiga labaad ee mashaariicda Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF)

Somalia: Ra’iisal Wasaaraha Cusub Oo Kulamo La Yeeshay Dublamaasiyiin Ku Sugan Muqdisho

Araweelo News Network #Muqdisho-(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulamo la yeeshay qaar ka mid ah Safiirrada dalalka shisheeye u jooga Soomaaliya iyo Dublamaasiyiin kale. War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha cusub oo nuqul

The Silent Invasion of Amhara on Somali Region In Ethiopia

#Ethiopian Federalism is based on ethnical regions so that no ethnic group can dominate or rule oppressively another ethnic group or even trespass to the land of another ethnic group to own their natural resources. An ethnic group should not

Somaliland: Mudanayaasha Gollaha Wakiiladda Oo Ansixiyayay Xeerka Doorashooyinka Oo Laga Saaray Kootada Haweenka

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa meel mariyay xeerka Golayaasha ee doorashooyinka qaranka iyo diiwaangelinta cod-bixiyayaasha ee xeer Lambar 90/2020. Fadhigii maanta oo uu shir gudoominayey guddoomiye ku xigeenka golaha Mudane Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, waxa

Madaxweynayaasha Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Warbaahinta Hadalo Isu Mariyay

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo, ayaa is dhaafsaday weedho siyaasadeed oo ay warbaahinta isu mariyeen. Madaxweynaha Soomaaliya, oo xalay ka qaybqaadanayey barnaamij weydiin iyo Jawaab ah oo

Madaxweyne Trump Oo Magcaabay Garsoore Maxkamadda Sare Ah

Araweelo News Network New York(ANN)-Guddi-hoosaadka Caddaaladda ee Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa lagu wadaa in 12-ka bisha October ay billaabaan dhageysiga ansixinta, garsoore Amey Coney Barrett oo uu Sabtidi madaxweyne Trump u magacaabay in ay noqoto garsooraha sagaalad ee Maxkamadda Sare.

Madaxweyne Bixii Oo Iska Diiwaangeliyay Xarunta Xisbiga Ee KULMIYE

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta guud ee Xisbiga KULMIYE   iska diiwaangeliyay. Madaxweyne Biixi, wuxuu isu diiwaangeliyay si uu kaadhka ka qaybgalka shirweynaha Afraad ee xisbul-xaakimka KULMIYE u qaato,