Month: October 2020
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Tababar U Soo Xidhay Layli Sarkaal Oo Dalka Gudihiisa Wax Ku Baratay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah taliyaha cuud ee ciidanka qaranka, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay qalinjebinta dufcaddii koowaad ee Layli sarkaal oo markii ugu horraysay dalka gudihiisa lagu tababaray, kuwaas oo maanta xaflad
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Tilmaamay Dagaal Ay Xukuumaddiisu Ku Qaadayso Musuq-maasaqa
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Waraaha cusub ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tilmaamay sida ay uga go’antahay xukuumaddisa in ay la dagaalanto musuq-maasaqa. Ra’iisal Wasaare Rooble, wuxuu sidaa ka sheegay mar uu kormeer booqasho ah
Saudi Attack on French Consulate in Jeddah
Araweelo News Network Attack on French Consulate in Jeddah Riyadh(ANN)-Saudi national wounded a guard in a knife attack at the French consulate in the country’s Red Sea port city of Jeddah on Thursday. Police officials in Mecca province, where Jeddah
Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Jawaabaha Laga Bixinayo Dacaayadaha Iyo Aflagaadada Gaaladu Ku Hayaan Nebi Maxamed
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay hadii Gaalada iyo saxaafadoodu isku raaceen in Nabiga CSW wax laga sheego, in laga jawaabo waa xaq iyo waajib, waxaanay ka turjumaysaa jacaylka aynu Nabiga CSW u qabno,
Toos U Daawo Ciyaarta Xamaasada Badan Ee Gebiley iyo Sool Daawo
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha gobollada Somaliland ayaa si toos ah uga socda Garoonka Hargeysa Stadium. Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa xulalka gobollada Sool iyo Gebiley, taas oo ah ciyaar xamaasadaysan. Halkan Toos uga Daawo.
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xus Iyo Mahadnaq Qaran Ah Ku MaamuusayDuuliye Axmed-Dheere
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan xus iyo maamuus qaran ah la qaatay Duuliye sare Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo ka mid ahaa ciidankii cirka ee dawladdii la isku odhan jiray Soomaaliya, Islamarkaana ahaa
US issues alert for citizens in Riyadh amid Yemeni air raids
Araweelo News Network Washington(ANN)-The United States embassy in Saudi Arabia’s capital has urged American citizens in Riyadh to exercise caution amid Yemen’s retaliatory missile and drone strikes against the kingdom. In a statement published on its official website on Thursday,
Farriimaha Ay Gudbinayeen Sawirrada Kulankii Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin La Qaateen Muj. Axmed Mirre
W/Q: Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Waxa bannaanka u soo baxay sawirro laga qaaday kulan ay Madaxweyne Muuse Biixi, Wasiir Maxamed Kaahin Axmed iyo Wasiir Boos Mire la qaateen Muj. Axmed Mire Maxamed oo muddo dheer ku noolaa dalka dibaddiisa,
Golaha Wasiirada Ee Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2021
Araweelo News Network Qaabka loo Qoondeeyay Miisaaniyada iyo meelaha laga filayo Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa meel marisay miisaaniyad sannadeedka 2021, taas oo gaadhaysa qiyaasta guud ee mala awaalka $671.8 million oo lacagta Maraykanka ah. Miisaaniyada ayaa la shaxeeyay
Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Danjiraha Turkiga Ee Muqdisho Kala Hadlay Taageerada Ay Siiyaan Soomaaliya
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kala hadlay Safiirka Dawladda Turkiga u jooga Muqdisho sidii ay dawladda Turkigu usii wadi lahayd taageerada ay siiso Soomaaliya. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal kooban oo