Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2020

Total 97 Posts

Somaliland: Gollaha Wasiiradda Oo Ka Dooday Saamaynta Doorashooyinka Ee Shaqaalaha Dawladda Iyo Ciidamadda

Araweelo News Network. #Somaliland:  Gollaha Wasiiradda Oo  Ka Dooday Saamaynta Doorashooyinka Ee Shaqaalaha Dawladda  Iyo Ciidamadda Hargeysa(ANN)-golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fadhigii maanta kaga hadlay arrimaha doorashooyinka Somaliland ee aan weli la cayimin. Shirkaa oo uu  gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,

Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Sannadka Cusub Ee 2021

Araweelo News Network. #Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Sannadka Cusub Ee 2021 Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay curashada sannadka Cusub ee Miilaadiga ee 2021-ka. Madaxweynuhu,  wuxuu Hambalyo u diray Shacabka Somaliland iyo bulshada caalamka. Dhambaal Hambalyo ah

Somaliland: Ururka Suxufiyiinta Ee SOLJA Oo Hoggaan Cusub Doortay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shirweynihii 7aad ee ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA oo maanta la soo gebagebeeyay ayaa  lagu doortay hoggaanka saddexda sannadood ee soo socda hagi-doona ururkaa. Shirka oo ay ka qayb galeen ergooyin ka kala socday gobollada dalka, marti

Somaliland: Guddida Wanaag-farista Oo La Dagaalamaya Xafladaha Ay Lamaanayaashu Qabsadaan

Araweelo News Network.   #Somaliland: Guddida Wanaag-farista Oo La Dagaalamaya Xafladaha Ay Lamaanayaashu Qabsadaan Hargeysa (ANN) – Guddida Wanaag-farista iyo Xumaan reebista Somaliland, ayaa ka hadlay waxyaabo ay qabteen oo   dhaqan-xumo ay sheegeen inay dalka ku soo kordhayaan. Guddida ayaa 

Talooyin ku socda Soomaalida ku Shiraysa Garoowe

    Soomaalidu waxay dhibaato iyo dawlad la’aan ku jirtay soddon kii sano ee ugu danbeeyay. Waxay la kulmeen dhibaato kasta oo bini’aadan ku dhici karta oo ay k amid yihiin qax, gaajo, macluul, dagaal, qaxoonti, harraad, xanuun iwm. Waxaa

Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland, Dar-daarankii Duur-xulkii Iyo Weedhihii Masuuliyiinta Ka Hadlay

Araweelo News Network. Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland, Dar-daarankii Duur-xulkii Iyo Weedhihii Masuuliyiinta Ka Hadlay   Hargeysa(ANN)-Shirweyniha 7aad ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA,  ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Hargeysa, waxaana ka qaybgalay masuulyiin xukuumadda ka tirsan, marti-sharaf

Somaliland: Gefka Cadaaladeed Ee Kiiska Cawo Yar

Araweelo News Network. #Somaliland: Gefka Cadaaladeed Ee Kiiska Cawo Yar Maxkamadda Racfaanka iyo ta Gobalku Waxa ay Xukun Xabsi ah ku rideen Shan Wiil oo Dhallinyaro ah oo Lagu Eedeeyey Kufsi Wadareed, kaas oo ka dhacay Xarunta Agooomaha Hargeysa, Warbixinta

Cabdirashiid Dahabshiil Oo Kulan La Qaatay Ra’iisal Wasaaraha Britain Boris Johnson Iyo Waxyaabaha Uu Kala Hadlay

Araweelo News Network.    #Dahabshiil Oo Kulan La Qaatay Ra’iisal Wasaaraha Britain Boris Johnson Iyo Waxyaabaha Uu Kala Hadlay London(ANN)-Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Cabdirashiid Dahabshiil) oo ah Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa kulan gaar ah la yeeshay ra’iisal

Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay in La Qabtay Lacag Imaaraadku Dhinaca Xadka Kenya Ka Soo Gelinayay

Araweelo News Network.   Mandheera (ANN)- Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qabteen lacag dollar ah oo aan cadadkeeda la sheegin oo la doonayay in lasoo geliyo guddaha dalka Soomaaliya. Sidaana waxa warbaahinta maxaliga ah ee u sheegay

 Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Masuuliyiinta Djibouti Oo Sheegay In Xaduudka Labada Dal Laysu Furay

Araweelo News Network #Somaliland Madaxweyne Biixi Iyo Masuuliyiinta Djibouti Oo Sheegay In Xaduudka Labada Dal Laysu Furay Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shan maalmood qaatay ku tegey dalka Djibouti 23 December, ayaa maanta safar dhinaca dhulka ah