Month: January 2021
Debretsion : Dhawaaqyo Dhiilo, Murrugo Iyo Guubaabo Xanbaarsan Oo Kasoo Baxay Hoggaamiyaha Tigray Ee Raadkiisa La Waayay
Araweelo News Network. #Debretsion@Gebremichael: Dhawaaqyo Dhiilo, Murrugo Iyo Guubaabo Xanbaarsan Oo Kasoo Baxay Hoggaamiyaha Tigray Ee Raadkiisa La Waayay Tigray Mekelle (ANN) #Debretsion Gebremichael oo ah hoggaamiyaha baxsadka ah ee duulaanka Ethiopia iyo Eritrea ee gobolka Tigray lagu baadi doonayay
Xisbiga KULMIYE Oo Qaabilay Murrashaxnimada Suxufi Maxamed Raanboo Iyo Xubin Kale Oo Loo Soo Xulay Doorashooyinka Wakiiladda Iyo Deegaanka
Araweelo News Network. Xisbiga KULMIYE Oo Qaabilay Murrashaxnimada Suxufi Maxamed Raanboo Iyo Xubin Kale Oo Loo Soo Xulay Doorashooyinka Wakiiladda Iyo Deegaanka Hareysa(ANN)-Xisbiga Xukuumadda ee KULMIYE, ayaa si dhab ah u shaaciyay laba murrashax oo uga qaybgelya doorashooyinka Wakiiladda iyo
Al Shabaab Oo Qarax Iyo Weerar Wada Socda Ku Waajahday Huteel Ka Mid Ah Kuwa Ugu Waaweyn Muqdisho
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Qarax weyn ayaa lala beegsaday Hutelka Afrika ee Magaalada Muqdisho, waxaana markaa kaddib la maqlayay rasaas xooggan oo ka socota gudaha Huteelka. Qaraxa iyo weerarka ka dhacay Huteelka oo ka mid ah kuwa waaweyn Magaalada Muqdisho
Booliska Maraykanka Oo Xidhay Laba Haween Ah Oo Qorshaynayay In Ay Khaarajiyaan Afhayeenka Wakiiladda Maraykanka Nancy Pelosi
Araweelo News Network. #Nancy Pelosi, Oo Sheegtay Hanjabaado Kongareska Lagu hayo iyo 160 qof oo Loo xidhay weerarkii Capitol Washington(ANN)- Booliska Federaalka Maraykanka, ayaa xabsiga dhigay laba Haween ah oo lagu eedeeyay in ay qorshaynayeen sidii loo khaarajin lahaa haweenayda
Madaxweyne Faraamo Iyo Wakiiladda Beesha Caalamka Oo Kulan Aanu Kasoo Xaadirin Safiirka Maraykanku Kaga HadlayXiisadda Doorashooyinka
Araweelo News Network. #Donald@Yamamoto: Safiirka Maraykanku Muxuu Uga Maqnaaday Kulanka? Muqdisho(ANN)-Kulan Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo la yeeshay wakiiladda beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho, ayaa lagaga hadlay meel marinta heshiiskii doorashadda ee 17 September 2020, kaas
Xisbiga KULMIYE Oo Munaasibad Ku Shaaciyay Murrashaxnimada Maayarka Caasimadda Cabdiraxmaan SOLTELCO
Araweelo News Network. Xisbiga KULMIYE Oo Munaasibad Ku Shaaciyay Murrashaxnimada Maayarka Caasimadda Cabdiraxmaan SOLTELCO Hargeysa(ANN)-Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO), ayaa murrashaxnimadiisa lagu shaaciyay xarunta Xisbiga Muxaafidka ee KULMIYE, isagoo mar kale u tartami doona gollaha deegaanka ee Caasimadda.
Maxay Ka Wada Hadleen Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Iyo Ra’iisal Wasaare Xigeenka Ethiopia Ee Loo Tuhmayo Inuu Xukunka La Wareegay
Araweelo News Network. Maxay Ka Wada Hadleen Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Iyo Ra’iisal Wasaare Xigeenka Ethiopia Ee Loo Tuhmayo Inuu Xukunka La Wareegay? Addis Ababa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Dibedda Dawlada Federaalka ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa booqasho gaabban ku tegeyxarunta dalka
Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaan Cidna Kuu Dhiiban
Araweelo News Network. #Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaan Cidna Kuu Dhiiban Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin diblamaasiyadda iyo xidhiidhada
Hantida Umadda Oo La Xalaashado Xisaabta Aakhiro Ee Ka danbeysa !!!
Araweelo News Network. Hantida Umadda Oo La Xalaashado Xisaabta Aakhiro Ee Ka danbeysa !!! W/Q. Eng. Mohamed Ali Muse Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.
Djibouti Government Responds to Criticism of Somali Government’s Mediation Decision
Araweelo News Network. Djibouti (ANN) -The government of Djibouti has distanced itself from accusations that its report on the conflict between the two governments of Somalia and Kenya. A statement from Djibouti’s Ministry of Foreign Affairs in response to the