Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2021

Total 101 Posts

Somaliland: Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Qaarkood Jiida Hore Kasoo Baxeen

Araweelo News Network. #Somaliland: Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Qaarkood Jiida Hore Kasoo Baxeen Tukaraq(ANN)-Saraakiisha Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland oo booqday jiida hore ee fadhiisimada Ciidanka, ayaa ka hadlay wararka maalmahan sida weyn laysula

Hadalkii Buubaa Oo Bahdilay Rajadii Soomaaliland Iyo Arin Cusub

Araweelo  News Network. #Buubaa Iyo Kulankii Bush House Goobtu waa Djibouti. Waa garoonka diyaaradaha Ambouli. Waa bisha April sannadkuna waa 1994. Kulaylka ayaa soo yara billaabanaya. Waa aroor hore. Waxaan ka imid London inkasta oo aan markaa magaalada dhowr maalmood

Mr. Buubaa Wuxuu Raadinayaa Somaliweyn  Laga Helo Xiddiga Mariikh (Mars)

Araweelo News Network.   #Buubaa Wuxuu Raadinayaa #Somaliweyn Laga Helo Xiddiga Mariikh (Mars) Mr. Ismaaciil Buubaa wuxuu midnimada Somaliweyn u yaqaan Somaliland iyo Somalia oo isku noqda. Somaliweyn waa 5ta Somaliyeed oo wada xor ah oo ay ka dhaxayso hal

Qaraxyo Lala Beegsaday Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Soomaaliya, Guddoomiyaha Yaaqshiid Iyo Askar Toogasho Lagu Dilay

Araweelo News Network. Al-shabaab oo sheegatay Dilka Askarta Suuqa Bakaaraha Iyo Qaraxa Taliye Xigeenka Ciidanka Muqdisho(ANN)-Al-shabaab, ayaa sheegatay dil maanta ka dhacay suuqa ganacsiga ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha. Sidoo kale, waxa maanta qarax lala beegsaday Taliye ku xigeenka

Booliska Louisiana Oo laad la dhacay, kaddibna jiiday Nin Madow Oo ku dhintay xabsiga

Araweelo News Network.   Louisiana(ANN)-Askari ka tirsan booliska Louisiana ayaa laad la dhacay oo jiiday nin Madow oo katiinadeysan, kaas oo ku dhintay gacanta booliska. Sidaana waxa laga soo xigtay diiwaanka booliska ee cusub oo muujinaya. dhacdadaa. Dhimashada Ronald Greene

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Madaxii Baratakoolka Ee Xukuumadddii Siilaanyo

Araweelo News Network.  Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi), wuxuu xilligan Ka mid Ahaa Gollaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE   Hargeysa(ANN)-Madaxii hore ee Baratakoolka Madaxtooyadda Somaliland ee xilligii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ku geeriyooday Hargeysa. Allah haw naxariistee Marxuum

Maraykanka Oo Warbixin Murrugo Ah Kasoo Saaray Dagaalka Gobolka Tigray Ee Ethiopia

Araweelo News Network. #Joseph R@Biden Iyo #Uhuru Kenyatta  oo Ka Wada Hadlay Xaaladda #Ethiopia Washington(ANN)-Xukuumadda Maraykanka, ayaa dawladda Ethiopia ku eedaysay in sababta ay duulaanka iyo gulfka dagaalka ugu qaaday gobolka Tigray November ay ahayd si dadka qowmiyada Tigray looga

Faysal Cali Waraabe Oo Baaq U Diray Ciidamada Qaranka Somaliland

Araweelo News Network. “Waxaan idinka codsanaynaa inaad xeryihiinii ku noqotaan oo guddi soo dirataan,” Guddoomiyaha ICID. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa baaq u diray Ciidanka Qaranka Somaliland, isagoo ku booriyay in ay xaaladda dejiyaan. Eng.

Gabadh Soomaaliyeed Oo Toogasho Ku Dhimatay Intii Ay Ku JIrtay Filim Ay La Jilayshay Saaxibadeed

Araweelo News Network. #Somalia@Gabadh Majaajiliiste Ah Oo Toogasho Ku Dhimatay Xilli Ay Filim La Jilayshay Saaxibadeed #Somalia@Gabadh Majaajiliiste Ah Oo Toogasho Ku Dhimatay Xilli Ay Filim La Jilayshay Saaxibadeed Garoowe(ANN)-Gabadh Soomaaliyad ah oo ahayd Majaajiliiste lagu magacaabi jiray Aniisa, ayaa

Somaliland: Ururka SOLJA Oo Digniin U Diray Suxufiyiinta

Araweelo News Network. #Somaliland: Ururka #SOLJA Oo Digniin U Diray Suxufiyiinta Hargeysa(ANN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa uga digay suxufiyiinta ka hawlgala dalka in ay soo gudbiyaan warar aan ku salaysnayn xaqiiqda. Sidoo kale, Ururku, wuxuu suxufiyiinta ku booriyay in