Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: March 2021

Total 97 Posts

Suez Canal Oo Sababtay Dhimashada Xoollo Gaadhaya 200, 000 ,oo Neef Iyo Dooddaha Ka Dhashay

Araweelo News Network. Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Masiibada By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Cairo(ANN)- Xayiraadii gacanka Suez Canal oo ah Marinka Ganacsiga aduunka ee ahmiyada weyn u leh dhaqaalaha iyo isu socodka aduunka ee

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay 

Araweelo News Network.   Somaliland: Wareegto Madaxweyne Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-642/032021 iyo JSL/XM/WM/222-643/032021,  xilkii kaga qaaday Maareeyihii Guud ee hore ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada kuna magacaabay masuul cusub.

Somaliland: Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Shirweynaha Saddexaad Iyo Doorashada Murrashaxiinta

Araweelo News Network.   Murrashaxa Madaxweynaha Oo Dib Loogu Doortay Guddoomiye Cirro Iyo Ku Xigeenkiisa Hargeysa(ANN)-Shirweynaha saddexaad ee gollaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo ka furmay Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa, ayaa dib loogu doortay mudane, Cabdiraxmaan

Somalia: Diblamaasiyiinta Wakiillada Beesha Caalamka Oo Kulan La Yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilligeedu Dhammaaday

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Diblamaasiyiinta ku sugan Soomaaliya, ayaa ku mashuulsan sidii ay dhinacyada hoggaamiyaaysha Somalia ee sida weyn isugu khilaafsan siyaasada isugu soo jiidi lahaayeen, waxaana jiray maamlihii u danbeeyay kulamo gooni gooni ah oo la yeelanayeen dhinacyada. Somalia:

Suez Canal: The Heart of the World Reopen

Araweelo News Network. Suez Canal: The Heart of the World Reopen and the world economy and trade breathing after a week By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Cairo(ANN)-Ever Given was successfully towed off the Suez Canal,

Ururka Marreeggaha Somaliland Ee SOMA Oo Ka Hadlay Canbaarayn Aan Sal Raad lahayn

    Araweelo News Network. “Waxa wax laga xumaado ah in dad suxufiyiin sheeganaya inay aflagaado iyo cambaareyn u geystaan Ururka Online-ka Mareegaha Somaliland ee SOMA” Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Ururka Mareegaha Online-ka Somaliland ee magaciisu yahay Somaliland Online Media Association ee loo soo

Guddida Doorashooyinka Oo Shaaciyay Bilawga Bixinta Kaadhadhka Ee Saddex Gobol

Araweelo News Network.   Hawl-wadeenda Goobbaha Ayaa La kala Diray, waxaan Farriin loo Diray Bulshadda Somaliland, Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ee NEC, ayaa shaaciyay in ay Gobollada Togdheer, Awdal iyo Maroodi-jeex ka bilaabayaan hawsha qaybinta kaadhadhka doorashooyinka ee muwaadiniinta. Sidaana

Suez Canal: Marinkii Ugu Muhiimsanaa Ganasiga Dunida Wallaaca Ka Dhashay Guuldarada Dunida Iyo Rajaxumada Laga Muujiyay

Araweelo News Network.   #Suez wuxuu ku kacayaa ku dhowaad khasaare $ 10bn ganacsiga Aduunka maalintii Khabiirka ugu caansan dunida ee badbaadinta Maraakiibta Mr.  Nick Sloane Oo Muujiyay Guuldaro. By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist.  

Somaliland: Madaxweynaha Oo Qaabilay Hablo Saraakiil Boolis Ah Oo La Dalacsiiyay

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay hablo dhallinyaro ah oo katirsan ciidanka Booliska, kuwaas oo u dallacay derejada sarkaalnimo.   Kulanka uu madaxweynuhu ku qaabilay hablahan katirsan ciidanka Booliska Somaliland, ayaa waxa ku wehelinayey

Somalia: Dareen Ka Dhashay Fadhi Ay Lahaayeen Baarlamaanka Oo Sababay Inuu Burburo

Araweelo News Network. “Ciidamadda naga saar oo ha laga hadlo labada sannadood laftooda “ Muqdisho(ANN)-Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa awooddo waayay in uu qabsoomo fadhi ay lahaayeen maanta, kaas op buuq iyo saxawan kadib la xidhay, markii ay xildhibaanada qaarkood abuureen dareen