Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2021

Total 72 Posts

Somaliland: Xukuumadda Oo Go’aamo Kasoo Saartay Doorashooyinka Duruufaha Abbaaraha Iyo Xannuunka Coronavirs

Araweelo News Network.   #Somaliland: Xukuumadda Oo Go’aan Kasoo Saartay  Doorashooyinka  Duruufaha Abbaaraha Iyo Xannuunka Coronavirs Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland ayaa go’aamo kasoo saartay xaaladda dalka ee xilligan  Iyo duruufaha ku Xeeran ee mushkiladdaha Abbaaraha Iyo xannuunka Coronavirus ee ku xeeran doorashooyinka.

Somalia: Jubaland Iyo Puntland Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Xilligan Ee Xaaladda Khilaafka

Araweelo News Network. #Somalia: Khilaafka Sii Holcaya Iyo Mawaaqifta Maamulada #Jubaland iyo #Puntland #Muqdisho(ANN)-Maamul gobolleedyada Soomaaliya ee Jubaland iyo Puntland, ayaa ka hadlay mawqifkooda xilligan ee xaaladda siyaasada Soomaaliya iyo khilaafka u dhexeeya Xukuumadda Federaalka ee xilligeedu dhammaaday. War-saxaafadeed ay