Month: September 2021
UN reacts strongly to Ethiopian government Action
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)- The United Nations has reacted strongly to the Ethiopian government’s expulsion of seven UN staff members, ordering them to leave the country within the next 72 hours. A statement from the Ethiopian government said the
Somaliland: Xildhibaan Guruuje Oo Weerrar Gacan Ka Hadal Ah Lagula Beegsaday Goobta Ugu Amaanka Baddan Hargeysa
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Suldaan Saleebaan Cismaan Xasan oo caan ku ah (Suldaan Habaar), ayaa weerrar gacan ka hadal ah ku qaaday Xildhibaan Axmed Yuusuf Nuur Guruuje oo ka mid ah xildhibaanada gollaha wakiillada Somaliland ee dhowaan la doortay. Xildhibaanka oo
Britain: Xukuumadda Oo Dadka Ugu Baaqday In Aanay Xaallada Shidaal Yaraanta Iyo Sahayda Cuntada Uga Sii Darin
Araweelo News Network. London(ANN)-Xukuumadda dalka Britain ayaa ugu baaqday dadka in ay is dejiyaan oo aannay xaaladda uga sii darin, kaddib markii dadku iyagoo ka cabsi qaba shidaalka gabaabsiga ah iyo sahayda cuntada oo yaraanay faaruqiyeen kaalmaha shidaalka. Arrintan
Somalia: Rooble Oo Sheegay In Kiiska #Ikraan Tahliil Laga Duwayo Cadaaladda
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tibaaxay in kiiska Ikraan Tahliil Cadaakadda laga leexinayo, iyadoo xilligan Maamul gobolleedyada dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ay weli ka caga-jiidaya in ay soo dhammaystiraan murrashaxiinta Aqalka
Ajakis: Jilaagii Hal-abuurka Barnaamijka Masraxa-furan Iyo Turjumaada Filimada Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Somalia: Ajakis Jilaagii Banaadiriga Ahaa Oo Ka Baxay Masraxa Caweyska Iyo Madadaalada. Muqdisho(ANN)-Barnaamij soo saare sare iyo madadaaliye muturjum ahaa, ayaa ka baxay masraxa madadaalada iyo majaajilada bulshada Soomaalida, Allah ha u naxariistee majaajiliiste Cabdi Muridi
#Somaliland: Doorkii Halganka #SNM Ee #Fannaanka Caanka Ku Ah Aallada #Sagsifoonka Maxamed #Alto
Araweelo News Network. #Maxamed #Alto #Fannaanka Caanka Ku Ah Aallada #Sagsifoonka Iyo Doorkiisii Fanka Siddeetanaadkii Hargeysa(ANN)-Fannaanka caanka ku ah Aallada Sagsi-foonka Maxamed Cabdi Abokor “Alto”, wuxuu ka waramay doorkiisii fanka kooxihii uu ka mid noqday sida kooxdii Danan Iyo
Ethiopia Oo Baaq Calaacal Ah U Gudbisay Beesha Caalamka Iyo Tigray Oo Kulaalaya Magaalooyinka Waaweyn Ee Amxaarada
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Dalka Ethiopia, ayaa ka hadashay mawqifkeeda xalka dagaalka sii xumaanaya lagu joojin karo iyo sida ay uga damqatay cunaqabataynta Maraykanka. Xukuumadda Abiy, ayaa beesha caalamka u sheegtay Sabtidii inay iska ilaalinayaan cunaqabateynta iyo sidoo kale
#Somaliland: Dufcadii U Horaysay Dhalinyaro Waxbarasho Loogu Diray Dalka #Taiwan
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Qasriga Madaxtooyadda Somaliland, ayaa maanta lagu qabtay munaasibad sagootis ah oo dalka Taiwan loogu gelbinayay dhalinyaro deeq waxbarasho ka heshay dalkaa, kuwaas oo si toos ah uga anbaxabay dalkooda si ay uga faa’idaystaan deeqda waxbarasho.
Dareenka Ka Dhashay Booqashada Madaxweyne Ku Xigeenku Ugu Tegey Axmed Siilaanyo Kaddib Booqashadii Guddoomiyaha Mucaaradka Ee WADDANI
Araweelo News Network. Abu Dhibai (ANN)-Madaxweyne -ku -xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumadda ka tirsan, ayaa booqasho sharafeed ugu tegey Madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyagoo ku booqday guriga uu
Why I Oppose Reunion But Fight for Somalia
Araweelo News Network. My name is Ibrahim Hassan Gagale hailing from Somaliland. I strongly oppose any reunion with Somalia because unity has no value in Africa for seeing the disastrous 30 year-old union. Africa has become the continent of