Month: November 2021
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Canbaareeyay Weerrar Lagu Qaaday Boqor Buurmadaw
Araweelo News Network. “Boqor Buurmadaw Wuu Idiinsoo Gurmaday Ee Ka Xishooda, Maalin Kamaydin Hadlin Kuwa Xasuuqa Somaliland Ku Faanna Ee Madaxda Idiin Ah” Guddoomiyaha Xisbiga UCID “Xiniyaha Aad Nagu Eegaysaan Iskaga Celiya Inanka Yar Ee Siyaad Bare Idinku Noqday Muqdishooy”
Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaalka Ethiopia Iyo Mawqifka Somaliland
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay arrimaha dagaalka dalka Ethiopia iyo socdaalkii Madaxweynaha Kililka Shannaad ee Ethiopia ku yimi Somaliland. Sidoo kale, Eng. Faysal wuxuu ka hadlay socdaalka Boqor Cismaan Aw
Boqor Buurmadaw Oo Ka Hadlay Hadalo Shacbiga Muqdisho Loogu Fasiray Nin Dhiiga Dadka Ku Raaxaysanya
Araweelo News Network. “ Hadalkaygu ma ahayn mid aan ku dhiirigelinayo mabaadiida aan u aqaan in ay mutadarafnimada, waan ka xumahay,” Boqor Cismaan Buurmadaw Hargeysa(ANN)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee ugu caansan geyiga Soomaalida,
Bal maantuun kaa ku diid, Tashoo doon doon nin kale, Hoggaan qarankaa u diran” Maanso
Araweelo News Network. By. Eng. Abdirahman Dantaada bulshooy ilow, Sidii aad tahay dameer, Dushaa uun uga rarraw, Damiin iyo will an geyin, Dulqaadkaagoo u qaba, Inaadan dareen lahayn, Oo aan daranyada arkayn. Dushaada warkaa ku yaal, Amaba iska diidayoo, Daalkaagaasina
Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Ka Digay In La Baalmaro Heshiisyadii Doorashada
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya. Ra’iisal wasaare Rooble, wuxuu ka digay in la baalmaro sharciga iyo heshiisyadii hore looga gaadhay arrimaha doorashada. Qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisal wasaare
Boqor Cismaan Buurmadow Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Qadiyadda Somaliland iyo Joogitaankiisa Muqdisho
“Madax-dhaqameedka haddaan nahay ma goyno mowqifka siyaasiga” Boqor Buurmadaw Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee ugu caansan geyiga Soomaalida oo muddooyinkan ku kulamo shirar iyo hawlo u joogay Magaaladda Muqdisho ee
Ethiopia Awooddaha Is Muquuninta Jabhaddaha Iyo Ciidanka Dawladda Jiidda Hore
Araweelo News Network. Sheegashada Guusha Dawladda Jawaabta TPLF iyo Kharriirada Goobbaha Dagaalka Addis Ababa(ANN)-Wallaaca laga qabo dagaalka Ethiopia, ayaa sii kordhaya, iyadoo ra’iisal wasaaraha dawladda laga arkayo muuqaalo warbaahinta taageerta dawladda lagu baahiyay isagoo ku lebisan dharka ciidaamadda oo ku
Dagaalka Suudaan Iyo Ethiopia Oo Dib U Bilaabmay
Collaada Al-faqsha oo cusboonaatay. >Jabhadaha Ethiopia oo Kulaalaya Caasimadda. >Ciidamadda Suudaan oo Soo Buuxiyay Al-faqsha. Araweelo News Network. Khartoum(ANN)- Xiisadda Dagaalka Suudaan iyo Ethiopia oo mar kale ka bilaabantay xadka labada dal Webiga Atbara ee deegaanka Al-Fashqa oo ah deegaanka
Kulanka Albaabada Loo Xidhay Ee Madaxweyne Biixi Iyo Madaxweynaha Soomaalida Ethiopia
Dareenka Ku Xeeran Booqashada Xilligan Iyo Xoggaha La Xidhiidha Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan albaabada loo xidhay la yeeshay Madaxweynaha Maamulka Soomaalida Ethiopia ee Kililka Shanaad, Mustafe Muxumed Cumar, kaddib markii Mustafe Cag-jar
Dooddaha Beesha Caalamka Ee Qorshaha In Ethiopia Loo Dhiso Dawlad Ku Meelgaadh ah
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Dagaalka ka socda dalka Ethiopia, ayaa kusoo siqaya caasimadda dalkaa, iyadoo diblamaasiyiinta reer galbeedka ee u caalwaayeen sidii labada dhinac heshiis xabad joojin ah looga dhalin lahaa. Dagaalyahanada Tigreega iyo OLA ayaa sheegay in Arbacadii ay