Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2021

Total 66 Posts

Guddoomiye Xisri Oo Soo Bandhigay Qodobo Dastuurka Iyo Xeerarka Dalka Oo Madaxweyne Biixi Si Badheedha Ah Ugu Tuntay

Araweelo News Network. “Ma Aqbalayno Sharcidaro Shacbigu Waa In Ay Diidaan Sharcidarada” Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Xisri Cali Xaaji Xasan “Waa Wax Lala Yaabo in Madaxweynuhu Farmaajo ku ceebeeyo wuxuu isagu samaynayo,” Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji

Somalia: Rooble Oo Taageero U Helay Baaqiisa Ku Waajahan Iska Caabinta Farmaajo

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ras’iisal wasaraaha Dawladda Federaalka ee Soomaalya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa taageero u helay baaqiisa shirka wada tashi qaran ee arrimaha dootrashooyinka Soomaaliya. Shir uu guddoomiyay, ayaa lagaga hadlay arrimaha amaanka iyo doorashooyinka murranka iyo xiisaddaha siyaasadeed hadheeyeen

International community, Arab states pressure Hamdok not to resign

Araweelo News Network. Khartoum(ANN)-Arab leaders and other Western diplomats and UN officials are pressuring Prime Minister Abdallah Hamdok not to step down. Last Tuesday, Hamdok received phone calls from a number of Arab and international leaders, all urging him not

Somalia Warned to Continue #Conflict and Confusion Over Election Process

Araweelo News Network. Political Leaders in Somalia Warned to Continue Conflict and Confusion Over Election Process A statement from Somalia’s international partners expressed concern over this week’s dispute between the president and the prime minister of Somalia, and called for

Somaliland: Wasiirka Maaliyadda Oo Mergaday Su’aalo Xildhibaanadu Ka Weydiiyeen Miisaaniyadda 2022

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xildhibaanada gollaha wakiillada Somaliland, ayaa ku boobay su’aalo la xidhiidha miisaaniyadda 2020, wasiirka Maaliyadda Sacad Cali , kaddib markii uu fadhigii gollaha hor yimi Isniintii si wax looga weydiiyo qorshaha miisaaniyadda. Fadhiga uu guddoominayay guddoomiyaha gollaha Cabdirisaaq

Somaliland: Wasiirka Maaliyadda Oo Gollaha Sharaxaad Ka Siiyay Miisaaniyadda 2022

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Sacad Cali Shire oo ay weheliyaan wasiir ku xigeenka iyo saraakiisha kale ee wasaaradda, ayaa saaka gollaha wakiillada hor geeyay miisaaniyadda 2022, wuxuuna sharaxaad ka bixiyay qaabka ay u qorsheeyeen miisaaniyadda. Wasiirka, ayaa

Prime Minister Roble warns President Farmajo to disrupt elections

Araweelo News Network. Mogadishu (ANN)- Prime Minister Mohamed Hussein Roble, responded to a call from the Office of the President dated 26 December 2021, in which President Farmajo addressed the election, criticizing Mr. Roble is not in control of the

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Degdeg ah Ku Baaqay Si Ra’iisal Wasaare Rooble Looga Wareejiyo Maamulka Doorashooyinka

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa soo saaray qoraal uu ku macneeyay dhab u jihaynta doorashada oo uu ku baaqayo in xilka doorashada laga wareejiyay ra’iisal wasaare Maaxmed Xuseen Rooble. Baaqa uu soo saaray

Somaliland: Qaska Siyaasadda Ma Ururro furisbaa mise waa kordhis doon?

Araweelo News Network. W/Q M. Haaruun. “Qofac lagama karo ruux hadduu, qaaxo leeyahay” Abwaan Timacadde. Somaliland waa taas isla oogsatay. Sawaxan siyaasadeed iyo muran qaanuun baa socda. Ururro ha la furo iyo maya, ayaa mushkiladda inteeda muuqataa ka joogtaa, ujeedku

Somaliland: Mujaahid Dhegaweyne Oo Tilmaamay In Aanay Dhisnayn Maxkamaddii Dastuuriga Ahayd

Araweelo News Network. “Haddii aan si dhab ah loo fekerin is-maandhaafku halkuu marayaa waxay ku danbaynaysaa meel adag, ” Col. Ibraahim Dhegaweyne Hargeysa(ANN)-Col. Ibraahim Xuseen Dhegaweyne oo ka mid ahaa halgamyaashii Mujaahidiinta ahaa ee dalka Somaliland ka xorreeyay Taliskii Millateri