Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2022

Total 57 Posts

Rooble Oo Dalka Imaaraadka Kala Hadlay Dhoofka Xoollaha Iyo Arrimo Kale

Araweelo News Network. Dubai(ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka kulan kula yeeshay Madaxweyne ku xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta, isla markaana ah Ra’iisal Wasaaraha dalkaas Maxamed Bin Raashid Ala-Maktoum. Lama ogga ujeedada

Somaliland Democracy Stakeholders Discuss Elections

Araweelo News Network. ” It is critical that voter registration preparations, led by the National Electoral Commission, begin now so that they can be completed before the upcoming election dates ” Hargeisa(ANN)-The international community has issued a statement on the

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ganafka Ku Dhuftay Magcaabista Guddida Ururrada Ee Madaxweyne Biixi

Araweelo News Network. “Madaxweynaha Dammac Ayaa Is Tusay, , Dammacaana Somaliland way ka tashanay.” Guddoomiyaha UCID. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ganafka ku dhiftay in xilligan Madaxweyne Biixi magcaabo xubnaha guddida diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo

Fadeexad Wejigabax Ah Oo Dhaxal Sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan Kala Kulmay Israel

Araweelo News Network. New York(ANN)-Fadeexad uu soo bandhigay Wargeyska caanka ah ee The New York Times ee ka soo baxa dalka Maraykanka, ayaa lagu shaaciyay in dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Maxamed bin Salmaan khadka telefoonka kula xidhiidhay ra’iisal wasaarihii

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabay Guddida Diiwaangelinta Ururrada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay xubnaha noqonaya guddida Diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo axsaabta qaranka. Wareegto kasoo baxday maanta Xafiiska Madaxweynaha oo ku taariikhaysan 29 Jan 2022, ayaa lagu shaaciyay xubnaha guddida oo ka kooban

British MP Rushanara Ali surprisingly and scientifically left a clear mark on Somaliland recognition

Araweelo News Network. “The British government did not say let Bangladesh talk to Pakistan, why Somaliland to talk Somalia? MP Rushanara Ali. During a debate led by Gavin Williamson in the British Parliament on 18 January 2022, Rushanara Ali, a

Somalia: Gollaha Wasiirrada Oo Ka Halday Xaaladda Doorashada Cabsida Bakaaraha Iyo Beledweyne

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Gollaha Wasiirrada dawladda federaalka ee Soomaaliya, ayaa lagaga hadlay xaaladda doorashada ee qasan, cabsida suuqa Bakaaraha ee soo waajahday ganacsatada iyo Ciidamadda loo daabulay Beledweyne. Shirka gollaha wasiirrada oo lagaga hadlay arrimaaha iyo kuwo kale, waxa guddoominayay

Shacabka Buuhoodle Oo Bannaanbax Taariikhiya Ku Taageeray Qadiyada Aqoonsiga Somaliland

Araweelo News Network. Buuhoodle(ANN)-Shacbiga Magaaladda Taariikhiga ah ee Buuhoodle, ayaa markii u horaysay isu soo bax taariikhiya oo lagu taageerayo qadiyadda Janhuuriyadda Somaliland. Shacbiga, ayaa isu soo baxa ay ku muujinayeen rabitaanka aqoonsiga Somaliland ku taageeray doodda toddobaadkii hore Baaralaanka

Mucaaradka Oo Ka Halday Kulanka Danneeyayaasha Dimuqraadiyada Iyo Qoraal Madaxweynaha Loo Diray

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Masuuliyiinta Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID, ayaa sheegay in ayaa la kulmay Xubnaha ka socday dalalka Somaliland ka taageera geedi socodka dimuqraaddiyadda iyo horumarka. Dublamaasiyiinta ka socda dallada Midawga Yurub, Ingiriiska, Sweden, Norway, Finland, Denmark

Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Wakiilka UK Maxay Ka Wada Hadleen

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyadda ku qaabiley wakiilka cusub ee Dalka Britain usoo magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland, Ambassador Lizzie Walker oo ay wehelinayaan saraakiil sarsare oo ka socda xafiiska Uk uu ku leeyahay  Caasimada