Month: February 2022
Somaliland: Xukuumadda Oo Qaab Taxadir Ka Muuqdo Uga Hadashay Dagaalka Ukraine
>Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Baaq Ku Waajahan Dagaalka #Ukraine Farriin Loo Diray Ardayda Somaliland ku xayiran Ukraine Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaalka ka socda dalka Ukraine, waxayna ugu baaqday Ruushka iyo Ukraine in ay xalistaan arrimooha
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ganacstada Dhaliil U Jeediyay Kana Dayriyay Xaaladda
Araweelo News Network. #Biriijka Dacad-Budhuq Oo Xadhiga Laga Jaray Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Dalka ay ka jirto Abaar kulul isla markaana dawalddu ay gashay dedaal badan oo dhanka biyaha, balse wuxuu cannaan usoo jeediyay
Putin Oo Amray Nukliyeerka Xilli Dagaalka Ukraine Gilgilay Qaarada Yurub
>Jawaabaha kala Duwan ee Gollaha Ammaanka Iyo Midawga Yuurb >Jaah-wareerka Qoxootiga Ukraine ee Dalalka Yurub. > Ruushka oo qaaday mowjado weerarro Ah Maalintii Afraad Iyo Maagalooyin Guddaha Loo Galay Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Qaraxyo waaweyn ayaa cirka isku shareeray horraantii
Ethiopia Oo Damaceeda BaddaCas Kusoo Bandhigtay Shirka Amniga Ee Munich
Wakaaladda Wararka Ethiopia Ee ENA oo soo xigganay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ayaa Ka Hadashay Araweelo News Network. Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Addis Ababa(ANN)- Xukuumadda Dalka Ethiopia oo hore looga saaray gollaha Ururka dalaka
Ukraine Caasimadda La Godoomiyay Millateriga Ruushka Oo Amar La Siiyay Iyo Dhawaaqyadii U Danbeeyay
Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Duullaanka Ruushka ee Ukraine, ayaa galay maalintii saddexaad, iyadoo xaaladda dagaalku si weyn looga dareemay gebi ahaanba Yurub iyo dacalada dunida kale. Magaaladda Caasimadda ee Kyiv, ayaa ahayd taargidka koowaad ee ciidamadda Ruushka, waxayna dareemaysay cabsi
Maraykanka Oo Xayiraad Kusoo Roggay Soomaaliya
Araweelo News Network. Washington(ANN)-Dawladda Maraykanka, ayaa xariyaarad kusoo rogtay maddaxda dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo kuwa dawlad gobolleedyada ee xubnaha ka ah. Anthony Blinken oo ah xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka, ayaa shaaciyay in gebi ahaanba maddaxda dawladda Federaalka lagu soo
Ukraine Oo Ergo U Diratay Ruushka Jawaabta Putin Iyo Maraykanka Oo Dib U Fadhiistay
Duullaanka Ruushka Oo Hareereeyay Magaalada Caasimadda Ukraine Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa bixiyay callaamad yar oo uu daaqad ka tusay dunida in uu diyaar u yahay wadahadal inuu la galo Ukraine, isla markaana wefdi u dirayo ergada
Duulaanka Ruushka Ee Ukraine Oo Ruxay Suuqyada Caalamka Iyo Boqolaal Markab Oo Ku Xayiran Marinka Koonfurta Kerch
Araweelo News Network. Duulaanka Ruushka ee Ukraine hafiyay, ayaa durba gil-gilay saamiyada suuqa aduunka, iyadoo durba sareenka iyo saliidu si weyn kor ugu kaceen.kaddib markii ciidamadda ruushka oo ay kaalmaynayaan kuwa Belarus dhawr jiho kaga yimaadeen weerraro cirka dhulka iyo
Ukraine: Mawjado Weerraro Cir Iyo Dhul Ah Oo Millateriga Ruushka Ku Hafiyeen Caasimadda Iyo Jawaabta Calaacalka Ee NATO
Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in mowjado weerraro ah oo bilow ah lala beegsaday xarumaha millateriga, garoomada diyaaraddaha iyo xarumaha dowladda ee dalka oo dhan. Araweelo News Network. Ciidamada Ruushka iyo taangiyada ayaa gudaha u galay Ukraine waxaana duqeymo cirka ah