Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: March 2022

Total 47 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Kala Hadlay Gollaha Wasiirrada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shirka Gollaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynahe Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga hadlay dhawr qodob oo muhiim ah. Madaxweyne Biixi, waxa shirkaa ku weheliyay Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) iyadoo ay kasoo xaadireen xubnaha

Somaliland Arday Lagu Casuumay Aqalka Gollaha Wakiillada

Araweelo News Network. Xoghayaha Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Sharaxaad Ka Siiyay Qaabka Loo Hoggamiyo Gollha Xillliga Fadhiyada Hargeysa(ANN)-Gollaha wakiillada Somaliland, ayaa lagu martiqaaday Arday wax ka barata mid ka mid ah Dugsiyadda Somaliland ee Carruurta, waxaana ujeeddadu ahayd in ay

Ukraine:Maraykanka Oo Ka Digay Balanqaadka Ruushka

Araweelo News Network. Istanbul(ANN)Wafuud ka kala socotay Ruushka iyo Ukraine ayaa magaalada Istanbul ee Turkiga kusoo gaba gabeeyay wadahadalo fool ka fool ah oo xal loogu raafinayo d0agaalka socday 34-ka Maalmood. Wadahadalada dawladda Turkigu martigelisay,Waxa goob-joog ka ahaa Poland, Israel,

What is the outcome of the Somaliland President’s visit to the United States?

President Bihi used the opportunity to speak at George Washington University’s prestigious Institute of African Studies. Araweelo News Network Hargeisa(ANN)- At a moment when the fundamental norms of the current liberal international order have been put to the test, the

Ukraine: Dalalka Galbeedka Oo Ka Walaacsan Weedhaha Joe Biden Ee Sii Kordhinaya Cadhada Putin

Araweelo News Network. Paris(ANN)-Madaxweyha Farsiiska ayaa ka walaacsan weedho uu Madaxeynaha Maraykanka Joe Biden ku weeraray Madaxweynaha Ruushka Valadamir Putin. Arrintan ayaa qayb ka ah jawaabaha kasoo baxaya xulufadab Maraykanka ee ka dhashay duulaanka Ruushka ee Ukraine oo si weyn

Somalia: Rooble Oo Ka Hadlay Dhawr Arrimood

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Madaxda ugu sarrsysa hay’addaha amniga dalka iyo Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, isagoo faray in baaritaan rasmi ah lagu sameeyo weerarradii argagixiso ee

Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Lasoo Gurya Noqday

Muxuu Ka yidhi Safarkii Uu Kaga Soo Laabtay Maraykanka? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayay oo safar toddobaadyo qaatay kaga soo laabtay maanta dalka Maraykanka, ayaa sharaxaad ka siiyay shacbiga waxyaabaha ay

Worship and Health Benefits of Fasting in Ramadan

Araweelo News Network Fasting is one of the Five Pillars of Islam, which form the basis of how Muslims live their lives on the earth . The other pillars are faith, prayer, charity and making Pilgrimage to the Holy City

Ukraine Dagaalka Oo Sii Socda Iyo Qorshayaasha Cusub Ee Xulufada Maraykanka

Araweelo News Network Beressles (ANN)-Dagaalka Ukraine ayaa galay toddobaakii Aflraad, iyadoo Millateriga Ruushku qabsadeen inta baddan Magaalooyinka, wallow ay waajahayaan caqabado Iska caabin ah meelaha qaar. Hase yeeshee weli duqaymaha iyo hareeraynta ayaa ku socda Magaalada Caasimada ah iyo kuwo

Somaliland: Mulkiilihii Huteelka Maansoor Allah Haw Naxariistee Cabduqaadir Xaashi Oo Geeriyooday

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Allah haw naxariistee Ganacsade Cabduqaadir Xaashi Cilmi oo ahaa mulkiilaha Huteelka caanka ah ee Maansoor ayaa ku geeriyooday dalka India. Qaar ka mid ah ehelada iyo qoyskiisa ayaa u xaqiijiay shebekaddaha Araweelo News Network geerida Marxuum