Month: April 2022
Dalalka Galbeedka Oo Go’aanka Ruushku Neefta Ku Dhejiyay
Diyaaraddaha Dagaalka Ee NATO Oo Dabagalay Diyaaraddaha Ruushka Warshaddaha Oo Shaqada In Ay Joojiyaan U Dhow Araweelo News Network. Ky iv (ANN)-Diyaaraddaha dagaalka ee xulufada NATO ee fadhigoodu yahay labada gobol ee Baltic iyo Black Sea ayaa isku dayay in
Ruushka Oo Burburiyay Warshada Gantaalaha Artem Ee Ukraine
Duqaymaha Kyiv Oo Haleelay Duleedka Goob Xoghayaha Qaramada Midoobay Warbaahinta Kula Hadlayay Araweelo News Network. Moscow (ANN)-Xukuumadda Dalka ee uu hoggaamiyo Vlladimir Putin, ayaa duqaymo ay la beegsatay Kyiv oo ah caasimadda Ukraine ku burburisay warshad lagu farsameeyo gantaalaha hawadda
Human RightsWatch Kenneth Roth Oo Shaqada Ka Tegeya
Araweelo News Network. #KennethRoth halkee kasoo dhaqaajiyay #HRW New York(ANN)-Hay’adda Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamaha (Human Rights Watch), ayaa ka hadashay Agaasimaha fulinta ee Hay’addaa oo muddo dheer soo hoggaaminayay inuu shaqada ka tegeyo marka la gaadho August. Kenneth Roth,
Putin Oo Ku Hanjabay In Hubka Casriga Ee Aannay Cid Kale Haysan Aannay Ku Faannayn Ee Isticmaalayaan
Mscow Waxay ku Hanjabtay Cunaqabatayn, waxayna Dalalka Yurub Ka Joojisay Qaarkood Gaasta Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladamir Putin ayaa ku hanjabay inuu jawaab Millateri oo degdeg ah bixinayo oo ay isticmaalayaan hubka ugu casrisan, haddii dalalka doonaya in
Somalia: Dalabka Farmaajo Oo Ka Dhexmuuqday Doorashada Afasiyoone Ee Lagu Kala Guulaystay
Farmaajo iyo Rooble Oo Kaga Falceliyay Farriimo Kala Duwan Doorshada Guddoomiyaha Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomalaiya ee dawladda Federaalka, ayaa lagu kala guulaystay, waxaana ka hadlay guushaa Maadxweyne Farmaajo iyo ra’iisal wasaare Rooble oo farriimo kala
NATO Oo Jarmalka Ku Qancisay Inuu Hub Culus U Diro Ukraine Iyo Ruushka Oo Poland Iyo Bulgaria Cadhada Kula Dhacay
Araweelo News Netwrok Kulanka NATO Ee Jarmalka Oo Xaaladda Dagaalka Sii Kordhiyay Maraykanka Oo Ku Dhawaaqay In Ruushka Laga Adkaanayo Berlin(ANN)-Hoggaamiyayaasha NATO, ayaa sii xoojiyay dagaalka loo caal waayay ee Ukraine iyo Raashka, iyagoo shirka uga socday dalka Jarmalka lagu
Somalia: Khilaafka Shirqooladu Ku Ladhan Yihiin Ee Doorashada Oo Sababay Inay Isku Mudhuxsadaan Farmaajo Iyo Rooble
Awaamiir Car iyo Wir Ah Oo Farmaajo Iyo Rooble Is Dhaafsadeen Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku jira dagaal uu ku doonayo inuu kusoo fuulo mar kale kursiga, kaddib markii mudda xileedkiisu dhammaaday, ayaa