Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2022

Total 60 Posts

Somaliland Booliska Oo Heeggan La Geliyay Gaadiidka Gaashaaman Ee Gaaf Wareegaya Iyo Taliyaha Oo Ka Hadlay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Gaadiidka gaashaaman ee Booliska, ayaa wareegaya xaafadaha magaalada Hargeysa qaarkood, waxaana heeggan la geliyay Booliska Somaliland, iyadoo ay jirto xaalad ka aloosan muranka siyaasadeed ee u dhexeeya xukuumadda iyo axsaabta mucaaradka Somaliland. Labada Xisbi ee mucaaradka ah

Maayar Mooge Muxuu Ka Yidhi, Mudaharaadka Ay Ku Baaqeen Mucaaradku

“Xisbiyada mucaaradka jidka keliya ee u furan waa,,,,,”Maayar Mooge Araweelo News Network. Ankara(ANN)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa ka hadlay mudaharaadka ay ku baaqeen labada xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID, kaas oo ay xukuumaddu ganafka ku dhifatay. Maayar

Somaliland: Mucaaradka Oo  Sheegay In Aannay Kalsooni Ku Qabin Dhexdhexaadinta SONSAF iyo APD  Ee Madaxweynaha Iyo Xisbiyada

“Mudaharaad nabadeed waa xuquuq dastuuri ah. Qofna taas nagama qaadi karo.” Xoghayaha WADDANI Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaraadka ee WADDANI, ayaa sheegay in aannu wax kalsooni ah ku qabin Hay’addaha SONSAF iyo Akademiyadda Nabadda iyo Horumarka oo ay sheegeen in

Doodii Dhexmartay Sh. Cali Warsame Iyo Amiirkii Al-shabaab Axmed Godane

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Sheekh Cali Warsame Xasan oo ka mid ahaa culimada waaweyn kugu magaca dheer, isla markaana daaci nolloshiisa u huray faafinta diinta Islaamka oo gobolka Geeska Afrika iyo geyiga Soomaalida aad looga yaqaanay, ayaa hormood u noqday

Ukraine: Zelenskyy Oo Qiray Qabsashada Ruushka Ee Magaalooyinka Muhiimka ah Ee Bariga

Safiirka Ruushka Ee Britain Oo Ka Hadlay Istcimaalka Hubka Nukliyeerka Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ku calaacalay in xaalad adag oo aan la soo koobi karin ay ka taagan tahay dhanka bariga ee dalkiisa, halkaasoo

Somaliland: Xukuumadda Ganafka Ku Dhufatay Dalabka Mucaaradka Ee Banaanbaxa

Wasiirka Arrimaha Guddaha Maxamed Kaahin Muxuu Kaga Jawaabay Dalabka Mucaaradka? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ganafka ku dhuftay qoraal codsi ah oo axsaabta mucaradku ku dalabayaan mudaharaad salmi ah, si ay dareenkooda ugu

Sh Cali Warsame Caalin Soomaaliyeed Oo Lahaa Astaamo Gaar ah

“Sh. Cali Warsame, wuxuu ahaa Caalimka Koowaad ee Soomaliyeed, wuxuuna kaga duwanaa culimida kale,,.” Sh. Cali Wajiis Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Sheekh Cali Warsame Xasan oo ka mid ahaa culimada waaweyn kugu magaca dheer, isla markaana ahaa daaci nolloshiisa u

Ukraine: Millateriga Ruushka Oo Qabsaday Marinada Magaalada Labaad Ee Ugu Weyn Dalka

Cabsi Soo Waahanday Caasimadda Kyiv Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Millateriga Ruushka, ayaa xoojiyay dagaalka saddexda bilood maraya ee ay ka wadaan guddaha dalka Ukraine magaalada labaad ee ugu weyn ee Kharkiv, ayaa hadda u muuqata mid cabsi weyn waajahay. Sidoo

Somaliland: Khilaafka Siyaasada Oo Sii Xoogaysanaya Iyo Dhawaaqyada Sii Hurrinaya Xiisadda

“Waxaan ahay Nin sanduuqii tartanka doorashadda loo diidanyahay,. ” Cabdiraxmaan Cirro Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Somaliland, ayaa sii xoogaysanya, iyadoo marba marka ka danabaysa, ay soo baxayaan dhawaaqyo warbaahinta laysu marinayo oo sii huruniya xiisadda ka

Somaliland: Xukuumadda Iyo Axsaabta Mucaaradka Oo Ku Kala Kacay Kulan Xal Loogu Raadinayay Khilaafka Cakirin

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo hoggaamiyayaasha axsaabta mucaaradka, ayaa ku kala kacay kulan qasriga Madaxtooyadda laysku hor fadhiistay oo la doonayay in xal loogu helo khilaafka cakiran ee ka taagan murranka arrrimaha doorashooyinka. Kulanka ka dhacay qasriga Madaxtooyadda