Month: June 2022
Somaliland: Xukuumadda Oo Soo Saartay Xeer Lagu Maamulayo Madaxdhaqameedka Dalka
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay xeer la doonayo in lagu xakameeyo Madax-dhaqameedka Somaliland, kaas oo maanta lagu soo bandhigay shirkii gollaha wasiirrada ee Khamiistii 30 Jun 2022. Xeerka lagu soo bandhigay shirka gollaha wasiirrada, ayaa qayb
Somaliland: Wefdi Ka Socda Horumarinta Wersheddaha Ee UNIDO Iyo Wasiirka Maalgashiga Oo Kulmay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wefdi ka socda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta Wersheddaha (United Nations Industtal Development Organization) ee loo soo gaabiyo (UNIDO), ayaa booqasho ku yimi Somaliland. Saraakiisha UNIDO, waxa hoggaaminayay Mr Ygor Scarcia oo ah u qaabilsanaha Somaliland
NATO Waxay Aqbashay Finland Iyo Sweden Oo Cabsida Ruushku Joog Iyo Jiifba U Diiday
Turkiga Oo Beddelay Mawqifkii Uu Ku Diidanaa Araweelo News Network. Madrid(ANN)- Hoggaamiyayaasha xulufada ku bahoobay NATO, (North Atlantic Treaty Organization) ayaa ku casuumay dalalka Finland iyo Sweden in ay xubno ka noqdaan Ururka, kaddib markii Turkigu aqbalay qorshaha rabitaankooda ee
Madaxweynaha Maraykanka Oo Guuldaro Kala Hulleelay Shirka Kooxda Dalalka G7
Hoggaamiyayaasha Oo Isku Mariwaayay Xalka Mushkiladaha Uu Sababay Dagaalka Ukraine Araweelo News Network. Berlin (ANN)-Shirarka dalalka ku bahoobay kooxda hore loo odhan jiray markii ruushku ka tirsnaa G8, balse xilligan la baxay G7, isla markaana sheegta in ay yihiin dalalka
Somalia: Ra’iisal Wasaare Xamse Barre Oo Lagu Wareejiyay Dhismaha Dawladda Qadar U Qorshaysay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa xilka kala wareegay ra’iisal wasaarihii xilka sii hayay Maxamed Xuseen Rooble, kaddib markii ay 25kii Bishan ay ansixiyeen Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha cusub, ayaa
Somaliland: Tirooyinka Is Goostay Ee Xuska Gobonimadii Luntay 62 Sannadood Ka Hor
Tirooyinka Xisaabta Ee Taariikhaha Isku Sar Go’an Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa u dabaaldegtay sanad-guuradii 62-aad ee kasoo wareegtay markii u horaysay ee geyiga Soomaalidu degto la saaro calanka xornimada. 62 Sannadood ka hor waxay ahayd xalay oo kale
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabay Masuuliyiin Kuwo Kalena Xilalkii Ka Qaaday
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xilalkii ka qaaday masuuliyiinta xukuumaddiiisa qaarkood, isla markaana magcaabay kuwo kale, iyadoo kuwo kalena laga bedelay xilalkii ay hayeen. Sidaana waxa lagu sheegay wargeeto kasoo baxaday maanta xafiiska Madaxweynaha oo nuqul ka mdi
Ukraine: Duulaanka Ruushka Oo Ka Ilamaysiiyay Xulufada Galbeedka Iyo Duruufaha Ku Xeeran Kulanka G7
“Ruushku Wuxuu Qaaday Weerrar Dhaqaale, Gaasta iyo Hadhuudhka Putin Ma Wuxuu U Qaatay Hubkii, Waa In Aynu Dhexda Xidhanaa” Hoggaamiyaha Jarmalka Araweelo News Network. Berlin (ANN)-Dagaalka Ruushka ee ka dhanka ah Ukrain ayaa maraya meel xaasaasi ah, kaas oo sababay
Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo Farriimo U Diray Hoggaamiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka
Munaasibadda Lagu Xusayay 62 Sannadood Kadib Xorriyadda Somaliland Oo Lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Munaasibad si weyn loo agaasimay, ayaa xalay lagu qabatay qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo lagu xusayay sannad-guurada 62-aad ee kasoo wareegtay markii ay
Somaliland: Daawo Munaasibadda Xuska Maalintii Xoriyadda 62 Sannadood Kaddib
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa u dabaaldegay sannad-guuradii 62 ee kasoo wareegtay markii u horaysay ee geyiga Soomaalidu degto la saaro calanka xornimada . 62 Sannadood ka hor waxay ahayd Caawa oo kale markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda ka