Month: July 2022
Washington: Gantaalaha Maraykanku Siiyay Ukraine Oo Abuuray Xaalad Kale
Araweelo News Network. Madaafiicda ayaa si degdeg ah u noqday hubka ugu muhiimsan ee Ukraine dagaalka ay kula jirto Ruushka. Kyiv(ANN)-Ciidamada Ukraine ayaa bilaabay in ay adeegsadaan madaafiicda cusub ee reer galbeedka, gaar ahaan noocyada sida M777 Howitzer, ee goobta
Somalia: Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Ku Dhegga-barjoobay Dhismaha Dawladdiisa
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku jaah wareeray sidii uu dawlad usoo dhisi lahaa, tan iyo markii uu helay 25 Jun kalsoonida gollaha Shacabka, kadib markii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda magacaabay 15-kii Jun 2022.
Ukraine: Qabsashada Ruushka Ee Warshadda Ugu Weyn Ee Laydhka Oo Walaac Gelisay Rajadii Dalaka Yurub
Araweelo News Network. Ky iv(ANN)-Dalalka Yurub, ayaa ka walaacsan xaaladda dagaalka Ruushku ku qabsanayo Magaalooyinka dalka Ukraine iyo dhulka istiraatiijiga ah ee ay ku yaaliin warshaddaha muhiimka ah ee intooda baddan la dhisay xilligii Midawgii Soofiyeeti. Laxidhiidha: Gantaalaha Maraykanka Ee
Somaliland: Maayar Mooge Oo Muujiyay Bilicda Magaalada Hargeysa
Araweelo News Network. Hargyesa(ANN)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed oo maanta qaaday Ololaha nadaafadeed ee toddobaad walba lagu fuliyo maalinta Khamiista Magaaladda Hargeysa, ayaa nadiifiyay xabaalaha waqooyiga Magaaladda ee uu maamuli jiray Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo oo maalmihii
Somaliland: Booliska Oo Markii Labaad Qabtay Nin Masri Ah Si Badheedha Dalka Ugala Baxayay Xayawaan
Su’aalo Ka Dhashay Ninkaa Oo Hore Loogu Xidhay Falkan Siduu Ugu Dhiiraday Mar kale Qorshahaa Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ciidanka Booliska Somaliland ee Madaarka Hargeysa ( Egal International Airport), ayaa gacanta ku dhigay Nin Masri ah oo muddo ka yar laba
Trump Iyo Mike Pence Oo Khudbado Xamaasadaysan Si JeesJees Ah Uga Jeediyay Fagaare
Araweelo News Network. Washington (ANN)-Donald Trump Madaxweynihii hore ee Maraykanka ayaa ku soo laabtay Washington markii ugu horeysay tan iyo January 2021, ka boqoolay Aqalka Cad, isagoo xilligaa si cadh ah uga tegey, kaddib markii uu diiday in lagaga adkaaday
Ukraine: Gantaalaha Maraykanka Ee HIMARS Maxay Ka Beddeleen Dagaalka Isbalaadhinta Ruushka
Araweelo News Network. Difaaca Ruushka Oo Ka Haldya Gantaalaha HIMARS Kyiv(ANN)- Maraykanka, ayaa gantaalaha loo yaqaan HIMARS ku caawiyay dalka Ukraine si ay wax uga taraan weerrarada ciidamada Ruushku ku hareeraynayaan dhulka Ukraine oo tan iyo bilawgii sannadka February 2022,
Somaliland: Khilaafka Siyaasadda Oo Mar Kale Hadheeyay Saaxada Iyo Mudaharaadyo Mucaaradku Ku Baaqay
Araweelo News Netwok. Hargeysa(ANN)-Somaliland, ayaa mar kale waajahay xaalad siyaasadeed oo ka taagan khilaafka iyo murranka soo jiitamayay muddada ee qabsoomida doorashooyinka Madaxtooyadda iyo tartanka Uruurada siyaasada iyo asxaabta. Laxidhiidha: Somaliland: Fashilka Wadahadaladii Go’aankooda La Sugayay Iyo Jawaabta Mucaaradka Labada
Ruushka Oo Si Badheedh Ah U Sheegay Inuu Midaynayo Dalkii Iyo Ukraine
Araweelo News Network. Kiyv (ANN)-Xukuumadda dagaalku aafeeyay ee dalka Ukraine ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay dib u bilowdo dhoofinta hadhuudhka oo laga daabulo badda madow, inkastoo Ruushku uu gantaal ku garaacay dekedda magaalada Odesa, taasina ay walaac weyn
Somaliland: Hibadii Iyo Halgankii Aqoonyahankii Caanka Ahaa Ee Somaliyeed, Qoraa Siciid Jaamac Xuseen Oo Lagu Soo Bandhigay Hargiesa Book Fair
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Bandhiga Buuggaagta ee Hargeisa Book Fair HBF, oo sannadkan markii shan iyo Tobnaad lagu qabtay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa lagu soo qaaday Halyaynimadii hibadii Iyo Halgankii Aqoonyahankii Soomaaliyeed ee Qoraaga Ahaa Siciid Jaamac Xuseen oo awoowgii