Month: August 2022
Ethiopia: Dagaalka Tigray Oo Cusboonaaday Iyo Digniin Loo Diray Soomaalida
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ethiopia, ayaa mar kale dib ugu laabatay dagaalkii November 2020, sida weyn loogu hoobtay ee u dhexeeyay maamulka TPLF ee Tigray iyo xukuumadda ra’iisal wasaare Abiy Ahmed, kaddib xabad joojin labada dhinac ku heshiiyeen oo muddo
Yemen: Xuutiyiinta Oo Weerar Ku Qaaday Magaalada Tiaz Ee Hore Loo Go’doomiyay
Araweelo News Network. Taiz(ANN)-Dagaalka Yemen ee socday toddobada sannadood, ayaa sababay in maleeshiyaadka Xuuthiyiintu weerar xoogan ku qaadaan deegaanka Al-Dhabab ee dhanka galbeed kaga beegan magaalada Tai zoo go’doon ku jirtay muddo toddoba sannadood ah. Dagaalka oo bllaabmay shalay maqribkii,
Taiwan: Maraakiibta Dagaalka Ee Maraykanka Oo Dhaqaaq Hanjabaad Ah U Muujiyay Shiinaha Iyo Japan Oo Kulaalay Biyaha Jasiirada
Araweelo News Network. Washington(ANN)- Laba markab oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Maraykanka ayaa socod dhoolatus ah ku maray marinka Taiwan oo xiisad weyni ka taaganayd toddobaadyadii u danbeeyay. Waa safarkii ugu horeeyay tan iyo markii Shiinuhu uu dhoolatuskii Millateri
Somaliland: Mawqifka Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ee Soo Jeedinta Ganacsatada Oo Laalan Iyo Jawaabta Sarkaal KULMIYE Ah
“Ganacsatadu Waxay Galeen Wax Aannay Garanayn Oo Aan Shaqadooda Ahayn,” Cabdiraxmaan Dheere Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Biixi, ayaan weli si dhab ah u shaacin mawqifkeeda soo jeedinta ganacstada ee la xidhiidha qaabka ay u arkaan in lagu
Somalia Iyo Japan Maxay Kaga Wadahadleen Kulan Doceedka Shirka Caalamiga Ah Ee Tunis?
Araweelo News Network. Ra’iisal Barre Oo Kaddib Furitaanka Shirka Kulan Gaar Ah La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Japan Tunis (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo ka qaybgalay shirka caalamiga ah ee ka socda Tunis, ayaa kulan gaar
Somaliland: Digniinta Wasaaradda Waxbarashada Ee Dugsiyada Fulin Waaya Wareegtada Midaynta Dirayska
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, oo sannadkii hore soo saartay wargeeto lagu midaynayo dirayska Ardayda Dugsiyada ee dalka, ayaa xilligan ku celisay meel marinta wareegtaadaa oo sannadkii hore kasoo baxday xafiiska Wasiirka. Sidoo kale, wasaaradu waxay ka
Somaliland: Ururada Siyaasadda Ee Ku Bahoobay Daladda Oo Manja Xaabiyay Dedaalkii Soo Jeedinta Ganacsatada
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ururada Siyaasadda ee dhowaan is diiwaangeliyay, ayaa bayaan kasoo saaray soo jeedinta ganacsatada ee la filayay in ay xal lagu soo afjaro u noqoto khilaafka siyaasadeed ee muddada soo jiitamayay, kaas oo dedaalo hore oo ay galeen
Ukraine : Xarunta Nukliyeerka Zaporizhzhia Ee Ruushku Qabsaday Oo Cabsi Ku Haysa Aduunka Iyo Qorshaha Qaramada Midoobay Oo Fashilmay
Ruushka Oo Burburinaya Kaydka Warshad Gaaska Dabiiciga Ah Oo Ku Taal Xadka Finland Iyo Cimilada Oo Kulayl Isu Bedeshay Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Ruushka, ayaa ganafka ku dhuftay qorshe ay qaramada Midoobay Hay’adda u qaabilsan tamarta Nukliyeerka (The UN Atomic Energy
Somaliland: Madaxweynaha Oo Baaq Loo Diray Markii La Aasay Marxuumka Lagu Dilay Ceeryaan
Araweelo News Network. Kalsheekh(ANN)-Maydka Marxuumkii Maayarka Ceeryaan Jaamac Xuseen Maxamed (Jamaac Xsueen Toor), ayaa maanta lagu aasay magaalada Kalsheekh ee Degmada Ceelafweyn, kaddib markii Mayka oo ku jiray Qaboojiyaha Cusbaalta Ceergaabo ehelada uu kasoo jeeda dalbadeen in uu cadaalad helo,
Qoxooti Ethiopian Ah Oo Kusoo Qulqulaya Somaliland Iyo Puntland
Araweelo News Network. Dagaalada ka dhacaya Ethiopia waxay sabab u noqdeen in boqollaal kun oo qoxooti ah ay ka Qaxaan colaadaha ka jira dalka Ethiopia, Qoxootogaa ayaa u haajiraya waddamada deriska. Soomaaliya waxay Ethiopia la leedahay xuduud dheer, xuduudda soomaaliya