Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2022

Total 62 Posts

Somalia Iyo Ethiopia Maxaa Kasoo Baxay Kulamadii Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan laba maalmood qaatay kula lahaa Addis Ababa ra’iisal wasaaraha dawladda Federaalka Ethiopia, Abiy Axmed, ayaa ka hadlay waxyaabaha ay kulankaa kaga wadahadleen. Qoraal kasoo baxay kulanka kaddib dhinaca

Taliyihii Booliska Banaadir Oo Ku Dhintay Qarax

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Taliyihii Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan iyo askar kale oo wehelisay, ayaa ku dhintay qarax xilli ay ku sugnaayeen deegaanno ka tirsan shabeelada dhexe ee Soomaaliya. Taliyaha iyo saraakiisha la socotay

US Allies are struggling with the problems caused by the war in Ukraine

The situation seems to be still in the upper hands of Vladimir Putin Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Ukrainian President Volodymyr Zelenskyy said he called once more for further weapons deliveries from Germany in a phone call with Chancellor Olaf Scholz on

Somaliland: Guurtidu Ma Furdaamin Doonaan Arrimaha Kusoo Afgo’ay Maxayse Madaxweyne Biixi Iyo Guddoomiye Saleebaan Ka Wadahadleen

Hal-xidhaalaha Khilaafka Gaamuray Ee Siyaasadeed Xeerarka Kala Qaybiyay Gollayaasha Iyo Arrimaha Murrugsan Muxuu Xalkoodu Noqonayaa? Qoraalada Labada Guddoomiye Ee Guurtida Iyo Wakiillladu Isu Cuskadeen Iyo Dooddaha Mid Walba Salka Uga Dhigay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa

Dagaalka Ukraine Iyo Duulaanka Maraykanka Ee Ku Waajahan Islaamka Maxay iska Shabahaan

Araweelo News Network. Dacaayaddaha Khiyaanada wata ee ay faafinayaan dowladdaha reer Galbeedka iyo Saxaafaddoodu waxaa ka mid ah inay caalamka tusayaan gawaadhi baddan oo ay ka dhigayaan in muwaadiniinta Ruushka ahi leeyihiin, kuwaas oo taagan xuduudda dalka Joorjiya (The Republic

Moscow: Ruushka Oo Dhuummaha Shidaalka Ee Yurub Gooyay

Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Dalalka Galbeedka ayaa xaalad qas iyo werwer galay, iyadoo qiimaha gaastu si weyn ugu sii kordhay, taas oo ka dhigan masiibo uu sabab u noqday dagaalka Ukraine. Ruushka, ayaa hore u sheegay inuu jarayo gaasta dhuummaha u

Somaliland: Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay Khilaafka Xeerarka Iyo Mudda Kordhinta

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa u qiil sameeyay ka hadlay, xeerarkii laysku tuur-tuuray ee loo soo gudbiyay gollihiisa toddobaadkii hore, balse uu guddoomiyuhu dib ugu celiyay gollaha wakiillada, iyadoo aan la horgeyn fadhiga guurtida

Somaliland: Guurtida Oo Ka Cadhooday Qaabka Guddoomiye Saleebaan Uga Jawaabay Xeerarka Gollaha Wakiillada

“Guddoomiyuhu wuxuu sameeyay wax aan weligeed ka dhicin Somaliland” Odatyaasha Guurtida Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xildhibaano ka tirsan Aqalka Odayaasha gollaha Guurtida, ayaa ka cadhooday qaabka guddoomiyaha gollahooda Saleebaan Maxamuud Aadan uga fal celiyay xeerarka murranka ka dhex aloosay gollaha wakiillada

Doorashadda Talyaaniga Oo Farxad Gelisay Vladimir Putin

Araweelo News Network Sidaan 3 maalmood ka hor ku daabacay Araweelo News Network , doorashada ka dhacday dalka Talyaaniga waxay farxad gelisay Vladimir Putin, waxayna murrugo ku abuurtay waddamda reer Galbeedka ee ugu horreeyo Maraykanku iyo xulufadiisa. Laxidhiidha: Loolanka Ruushka

Somaliland: Maxaa Iska Beddelay Mawqifka Xisbiga Mucaaraadka Ee WADDANI

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga ugu weyn mucaaraadka ee WADDANI, ayaa soo dhawaaqyo iska daba yimi oo kala duwan iyo jawaabo warbaahinta laysu mariyay kaga falceliyay soo jeedinta guddida doorashooyinku Axaddii 24 September 2022, ku caddeeyeen jedwalkooda doorashada Madaxtooyadda Somaliland. Guddida