Month: October 2022
Ukraine: Caasimadda Oo Laydhka Iyo Biyaha Laga Jaray Iyo Magaalooyinka Oo Duqaymaha Cirka Iyo Qaraxyadu Hadheeyeen
Xaaladda Cabsideeda Leh Ee Yurub Iyo Weerraro Iyo Duqaymo Ruushku Ku Asqeeyay Magaalooyinka Ukraine Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Ciidamada Cirka ee Ruushka ayaa ku asqeeyay Caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv gantaalo iyo duqaymaha diyaaraddaha, taas oo gebi ahaanba xaaladda dagaalka ka
Mogadishu: Go’aamo Adag iyo Awaamiir Culus Oo Kasoo Baxay Villa Somalia
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa kulan deg deg ah oo ay yeelatay caawa caweyskii kasoo saartay go’aamo adag iyo awaamiir culus oo ku waajahan xaaladda soo food saartay Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Hamza Abdi Barre oo
Dahabshiil Group Oo $500,000 Ugu Deeqay Gurmadka Dadkii ku Qaraxyadii Isgoyska Zoobe
Araweelo News Network. Dahabshiil Group, Waxa Kaloo Ay Ishaartay Adeegyo Ay Kaga Qayb Qaadanay Gurmadka Iyo Taakulaynta Masiibadaa Hargeysa(ANN)-Shirkaddaha Dahabshiil Group, ayaa ugu deeqay dadka shacabka ah ee waxyeeladu kasoo gaadhay qaraxyadii shalay ka dhacay Magaaladdda Muqdisho ee xarunta
Twin explosions attacked the headquarters of the Somali Ministry of Education, killing at least one hundred people
At least 100 people were killed when blasts targeted the Somali Ministry of Education’s headquarters. Araweelo News Network. Somalia, Mogadishu (ANN)-A series of explosions that took place on Saturday at the Soobe intersection in Mogadishu, the capital of the
Somalia: Dawladda Oo Ka Hadashay Maydadka Weli La Raadinayo Ee Qaraxyadii Khasaaraha Geystay Iyo Guddi Loo Saaray
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa guddi u magcaabay khasaarihii ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho ee sababay dhimashada iyo dhaawaca. Qaraxyda oo ahaa kuwo xooggan, ayaa ka dhacay duleedka Isgoyska Soobe ee
Koonfurta Kuuriya Dhimashadii Iyo Dhaawacii Ugu Badnaa Ee Munaasibad Isu Rogtay Murrugo
Araweelo News Network. Seoul(ANN)- Munaasibad ka scotay caasimadda dalka Koonfur Kuuriya ayaa isu rogtay murugo iyo naxdin, kaddib masrkii masiibo ka dhalatay dadka kasoo qaybgalay ka dhacday caawa. Munaasibada ayaa loo malaynayay inay ahayd habeen xafladaha Halloween, iyadoo ay
Muqdisho: Qaraxyo Khasaare Dhaliyay Oo Meesha Ka Saaray In La Wiiqay Al-Shabaab
Araweelo News Network. Saraakiil Iyo Suxuyihiin Ka Mid Ah Dadka Ku Dhintay Iyo Kuwa Ku Dhaawacmay Muqdisho(ANN-Qaraxyo xidhiidh ah, oo is xigxigay ayaa maanta duhurkii lala beegsaday dhismayaal dowladeed oo ku yaal degmada Hodon ee bartamaha magaalada Muqdisho, halkaas oo
Goob Jooge Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase Halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya Dagaalkii 1977
Araweelo News Network. Goob Jooge Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase Halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya Dagaalkii 1977 Qaybtii Labaad Hargeysa(ANN)-Caydiid Jaamac Xirsi oo ka mid ahaa halyeeyadii Ciidankii dawladdii Soomaaliyeed ee safka hore ee dagaalka 1977, dhexmaray Somalia iyo Ethiopia, wuxuu ka badbaaday
Congratulation for the New Prime minister Of The United Kingdom
Congratulation For The New Prime minister Of The United Kingdom H.E: RISHI SUNAK On behalf of the Somaliland Advocacy group and Somaliland People, would like to Congratulate you and your warmly on your appointment as Prime Minister of the
Ukraine: Ruushka Oo Soo Bandhigay Sir Culus
Araweelo News Network. Moscow (ANN)-Dowladda Ruushka ayaa shaacisay xog sir ah oo ah oo sheegaysa in xukuumadda Ukraine ay Post Views: 402