Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2022

Total 63 Posts

Hakeem Jeffries qofkii ugu horreeyay ee Madow Ah Oo Loo Doortay Inuu Hoggaamiyo Dimuqraadiga Isagoo Beddelaya Nancy

#Washington: Jamhuuriga Sheegta Muwaadiniinta #Masiixiyiinta Ah Oo Ku Hanjabya In Madaxweyne #Biden Maxkamad La Geeyo Araweelo News Network.   Washington (ANN)- Xisbiga Dimuqraadiga ayaa u doortay Rep. Hakeem Jeffries oo laga soo doorto New York inuu beddelo Nancy Pelosi, isla

Heshiiska Ethiopia Iyo TPLF Yaa Ku Faa’iday ?

Araweelo News Network.   Muddo bil laga joogo waxaa magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika ku soo dhammaaday heshiis siyaasadeed oo dhex maray dowladda Ethiopia iyo Jabhadda TPLF.   Heshiiskaa ayaa sabab u noqday in la joojiyo dagaalkii ka socday

Al-shabaab Oo Raacaysa Dariiqii Daalibaan

Araweelo News Network.   Al-Shabaab ayaa mar walba ku celcelisa inay si xeel dheer u raacdo TaakTikada Dagaalka iyo mukhaabaraadka xarakada Daalibaan ee dalka Afghanistan.    Xaqiiqdii Taaktikada Dagaalka, mukhaabaraadka iyo midka Diblomaasiyadeed ee Daalibaan waa mid  ay guul weyn

Saudia Arabia announces its rejection of the United Nations Charter

Araweelo News Network. Riyadh (ANN)- Saudi Arabia has announced that it rejects the implementation of the United Nations Convention, saying that it is satisfied with the implementation of Islamic Sharia. Accoding to the Saudi Minister of State for Foreign Affairs

Somaliland: Dalkaa Kuu Baahan Muuqaalkan Daawo

Araweelo News Network.   Somaliland: Dalkaa Kuu Baahan Muuqaalkan Daawo       Post Views: 496

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagala Cararay Villa Somalia Iyo Masuuliyiin Ku Dhaawacmay Weerarka Al-shabaab

Hawlgalka Qaatay Ku Dhowaad 18 Saacadood Iyo Bayaanka Al-shabaab Ku Sheegtay Ujeedada Laga Lahaa Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ciidamada Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa weli la tacaalaya hawlgalka ay ku doonayaan in lasoo afjaro weerar ay kooxda Al-shabaab kula wareegtay Hoteelka

Diyaaraddaha Iran Ee Drones Oo Fashiliyay Nidaamka Patriot Ee Difaaca Maraykanka

Dalalka Midawga Yurub Oo Isku Khilaafsan Gantaalo Ka Yimi Maraykanka Araweelo News Network.   erlin (ANN)- Dalalka Midawga Yurub iyo Maraykanka ayaa isku khilaafsan qaabka loo waajahayo dagaalka Ukraine oo galay xaalad mugdi ah, kaddib markii duqaymaha  Gantaallaha iyo diyaaradduhu

Sucuudiga Oo Laga Joojiyay Daawashada Ciyaaraha Koobka Aduunka

Araweelo News Network. Riyadh(ANN)-Kumanaan muwaadiniinta Sacuudiga ah, ayaa ku qulqulaya Garoonka Caalamiga ah ee Koobka Adduunka ee ka socda dalka Qatar  ee ay jaarka yihiin. Garoonka sida cajiibka ah loo dhisay ee Al Beyt Staduim (Stadium 974 ), ayaa waxaa

Paris: Guddoomiyaha Xidhiidha Kubbadda Cagta Ee Faransiiska Oo Ka Hadlay Dagaalka Cunsuriyada Ah Ee Lagu Qaaday Dalka Qatar

Araweelo News Network. Paris (ANN)- Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubbadda Cagta Faransiiska Noel Le Graet ayaa difaacay dalka Qatar oo martigelinaya Ciyaaraha Koobka Adduunka ee 2022, wuxuuna sheegay inuu jiro “Olole xad dhaaf ah” oo ka dhan ah dalka Qatar.   Noel

Somaliland: Digniin Ku Socota Muwaadiniinta

Araweelo News Network. Digniin Ku Socota Muwaadiniinta Somaliland   Muuqaalka Halkan Ka Daawo       Post Views: 1,990