Month: December 2022
Daacigii Weynaa Ee Sheekh Ismaaciil Hoggaamiyihii Culimada Tabliiqa Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Jeddah(ANN)- Daacigii weynaa ee Sheekh Ismaaciil Maxamudu Cigaal oo ahaa Hoggaamiyaha Culimada Tabliiqiyiinta Geeska Afrika, ayaa ku geeriyooday dalka Sucuudiga oo dhowaan loo geeyay xaallad caafimaad. Sheekh ismaaciil, wuxuu ahaa daaci u go’ay dacwadda Illaahay iyo
Taipei : Dabaaldega Rashka sannadkan 2023, Ee Taiwan Oo Ay Ku Baxday $50 Milyan Iyo Cabsida Kulaalay
Henry Kissinger Oo Ka Digay Madaxweyne Biden In Aduunku Kusii Siqayo Dheellitir La’aan Halis Ah Araweelo News Network. Taipei (ANN)- Xiisadda ka aloosan Taipei iyo Shiinaha oo Maraykanku lugta kula jiro, ayaa sii kordhay, waxaana laga casi qabaa in
Ukraine: Gantaalaha Ruushka Oo Sida Roobka Ugu Socda, Kumanaan Xuduudaha Ka Taalabay Iyo Xiisadda Kosvo
Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Gantaalaha Ruushka ayaa sida roobka ugu socda Magaalooyin dhowr ah oo ku yaala dalka Ukrain iyo kumanaan dad ah ay ka talaabayaan xuduudaha si ay nafahooda ula cararaan. Gantaalaha ayaa si weyn loogu garaacay gantaalada Magaalada
Dilalka iyo Carqaladaynta Laascaanood Yaa Ka Danbeeya?
Ma jirtaa sabab ay Somaliland uga dambayn kartaa hurinta falalka ammaan xumo ee ka dhaca magaalada Laascaanood? Araweelo News Network. Dilalka iyo Carqaladaynta Laascaanood Yaa Ka Danbeeya? Waa maxay sababta Laascaanood khalkhalka loo geliyaa . Maamulka Puntland marnaba raalli
Somalia: Madaxweyne Geele Oo Booqasho Ismiidaamin Ah Ku Tegey Magaalada Muqdisho kdib Xidhiidhkii Guurka Siyaasadaysan
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Madaxweyneha dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si lama filaan ah u booqday Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomalaiya, iyadoo xaaladda amniga si weyn loo xoojiyay. Madaxweyne Geelle oo aan si dhab ah loo ogayn ujeeddada socdaalkiisa,
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Digay In Lagusoo Gabado Buuqa Laascaanood
Araweelo News Network. Hargyesa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xaaladda xarunta gobolka Sool ee Laascaanood, wuxuuna usoo jeediyay dadka ka cadhooday dilalkaa in ay fahmaan in aannay fawadada iyo burburku waxba keenayn, balse loo baahanyahay in
Muusishiinki La Jeclaa Cabdinaasir Macalin Caydiid, Halgamaa Baroordiiq Lagu Sagootiyay
“Cabdinaasir Macalin Caydiid, Inaan Arko ayaan muddo baddan ku hamiyaya, Laakiin.. “Abwaan Maxamed Aadan Dacar Araweelo News Network. Muusishiinki La Jeclaa Cabdinaasir Macalin Caydiid, Halgamaa Baroordiiq Lagu Sagootiyay Hargeysa(ANN)-Muusishankii caanka ahaa, heesaagii halgamaaga ahaa Allah haw naxariistee Cabdinaasir Macalin Caydiid
Sool Masuul Iska Casilay Xilka Madaxweyne Biixi U Magcaabay
Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Badhasaab ku xigeenkii gobolka Sool, Maxamed Aadan Cumar, ayaa isla casilay xilkii uu hayay, isagoo sabab uga dhigay dilalka kusoo noq-noqonaya xarunta gobolka Sool oo sida uu sheegay waxba laga qab waayay. La xidhiidha: Somaliland: Laascaanood Khasaaraha
Somaliland: Laascaanood Khasaaraha Ka Dhashay Gedoodka Dilalka Soo Noqnoqda
Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)- Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa la dhashay, kaddib markii Dadweynaha Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, iyo ciidamada amaanku isku soo baxeen, iyadoo dadweynuhu si weyn uga gedooday dilalka qorshaysan ee kusoo noq noqonaya Magaalada iyo
The Somaliland government must take drastic measures to secure peace in Laasanood
Araweelo News Network. The Somaliland government must take drastic measures to secure peace in Lasanod and throughout the Sool area. The weak federal government of Somalia, especially the Puntland region, the Somali government, who doesn’t even have complete control