Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2023

Total 53 Posts

Maraykanka Oo Qiray In Israel Iyo Falastiin Ku Badbaadi Karaan Laba Dawladood Oo Siman

#Araweelo_News_Network.   Tel Aviv(ANN)-Maraykanka ayaa ku baaqay in xalka Falastiin iyo Israel lagu soo gebagebeeyo laba dawladood oo siman si meesha looga saaro collaada mudada dheer soo jirtay. Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa hadalkaa u sheegay weriyayaasha,

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Mawqifka Xukuumaddiisa Ee Go’aamada Laga Filayo Shirka Laascaanood

#Araweelo_News_Network. Hargyesa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shirka Garaadada uga socda Magaalada Laascaanood oo si weyn looga hadalhayo Somaliland iyo meelo kale, wuxuuna tilmaamay xukuumad ahaan waxa ay ka filayaan inay kasoo baxaan shirka oo maalintii saddexaad galay.

World War III has Officially Started

#Araweelo_ News_Network. So, now it is out in the open. The German Foreign Minister has stated that we are at war with Russia. The mainstream media was too concerned with the usual dross to notice, but this means that World

Somaliland: Laascaanood Shirka Xamaasadaysan Ee Ka Socda Iyo Guddoomiye Oo Ka Hadlay Wuxuu Kusoo Arkay

#Araweelo_News-Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa kusoo laabtay Magaalada Hargyesa ee Caasimadda Somaliland, kaddib safar uu maalmihii u danbeeyay ku joogay Laasaacood , halkaas oo uu ka socdo shirka sida weyn loo daymoonayo ee Garaadada, Cuqaasha iyo

Somaliland: Siyaasiyiin Ku Baaqay Badbaado Qaran

#Araweelo_News_Network.           Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by  Araweelo News Network. Follow us on Twitter@Araweelonews Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews Follow us on /instagram@araweelonews Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Ukraine request US F-16 jets, angering Germany, and Russia increases the strikes

#Araweelo_News_Network. Kyiv (ANN)-Ukrainian President Volodymyr Zelenskyy renewed his request for access to US-made F-16 fighter jets. His request came less than a week after he confirmed heavy tanks were supported by Western countries, although they have not yet complied with

Somaliland: Dawladda Hoose Oo Shaqaalihii Ugu Badnaa Looga Eryay Musuqmaasuq Iyo Maayar Mooge Oo Ka Hadaly

#Araweelo_News _Network.           Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by  Araweelo News Network. Follow us on Twitter@Araweelonews Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews Follow us on /instagram@araweelonews Follow us on

US Briefing on Over the Horizon Operations in Somalia

Commencing a Yearly Interim National Defense Strategy #Araweelo _News_Network.   Washington (ANN)- According to a Document issued after signing the NDAA, Biden said the act “provides important benefits and enhances access to justice for military personnel and their families, and

UKraine: Maxay Uga Quusanwayday Taangiyada Jarmalka Ee Leopard, Maxay Kaga Duwan Yihiin Kuwa Ruushka Iyo Maraykanka

#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Ukraine ayaa weli naawilaysa in lasoo gaadhsiiyo Dubaabadaha Jarmalka ee Taangiyada nooca loo yaqaan Leopard 2, kuwaas oo ah nooc Jarmalku sameeyay oo ay in baddan ku dhololaysay in lagu caawiyo si ay isaga difaacaan Taangoyada khatarta baddan ee

Somaliland: Xoghayaha WADDANI Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inuu Xilka Iska Casilo Dalkana Ku Badbaadiyo Doorasho

“Foolxumada cawaaqibka ka dhashay hoggaamintaas gurracan shanta Sannadood Madaxweyne Biixi, waa taas maanta aanu dafiri karin xitaa muxaafidku”Xoghaye Khadar #Araweelo _News _Network. Hargeysa(ANN)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Khadar Xuseen Cabdi, ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi