Month: February 2023
Somaliland: Ka Hadashay Dagaalka Laascaanood Dalalka Gobolkana Baaq U Jeedisay
#Araweelo_News_Network. Laascaanood (ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal saaka waaberigii ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay in ka baddan saddex todobaad dagaalo aan xidhiidh ahayn ka socdeen. “Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Galbeed
“Somaliland National Army never targets civilians.” Press statement
#Araweelo_News_Network. “Somaliland National Army never targets civilians.” Press statement Post Views: 443
Somaliland: “Waxa Ballan ah in Aannu Laascaanood kusoo celino Gacanta Qaranka “Taliyaha Qaybta Difaaca Safka Hore Ee Jiida Tukaraq Sareeyo Guuto Faysal Bootaan
Wasaaradda Gaashaandhiga Iyo Taliyaha Safka hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Daagaalka #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)- Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Iyo Taliyaha Jiida hore ee ciidanka Qaranka ayaa ka hadlay dagaalka saacadaha baddan socday ee ka dhacay maanta Laascaanood Iyo deegaanka
Laascaanood Dagaalka Laysugu Awood Sheegtay
#Araweelo_News _Network Laascaanood{ANN)-Dagaal laysku muquuniyay ayaa saaka ka bilaabmay magaalada Laascaanood, kaas oo sida wararka hordhaca ah ay sheegayaan sababay dhimasho Iyo dhaawac, Isla markaana lagu furtay gaadiidka gaashaaman. Dagaalka ayaa bilaabmay Kaddib markii Ciidamadda maamul goboleedka Soomaaliya ee
Somaliland Yaa iska Leh Masuuliyadda Fashilka Siyaasadeed Ee Laascaanood
#Araweelo_News_network. Hargeysa(ANN)-Koox muwaadiniin aqoonyahan ah, ayaa soo bandhigay bayaan ku saabsan xaaladda Magaalada Laascaanood iyo sababaha salka u ah in fashil siyaasadeed ay waajahdo xukuumadda Madaxweyne Biixi, iyadoo ay suryooyin ooddan galeen wadiiqooyinka siyaasadee ee xal loogu raadin lahaa arrimaha
Somaliland: Xukuumadda Oo Xaqiijisay In Ciidamada Qaranka Laga Soo Saaray Fadhiisimada Jiidda Hore
#Araweelo_News _Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xaqiijisay wararka dhinaca Magaalada Laascaanood ee sheegayay in ciidamada Qaranku kasoo baxeen Laascaanood iyo Tukaraq, taas oo ay ku tilmaantay qorshe lagu hirgalinayo xabdad-joojintii toddobaadyo ka hor lagu dhawaaqay ee murkucatay. “Markii aanu
Laascaanood: Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Oo Shaaciyay In Madaxweyne Biixi Sababay Fashilka Siyaasadda Iyo In Xadhkaha Nabadu Ka Xidhmiwaayaan Sool
#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Guddoomiyaha Gollha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sharaxay sababta ay xukuumadda Madaxweyne Biixi xal nabadeed ugu weyday arrinta Laascaanood iyo khaladaadka dabarka ku noqday in isku dayo baddan oo xabbad-joojin iyo wadahadal lagu raadinayay u fashilmeen. Laxidhiidha: Somaliland;
Somaliland representative in Germany, he fights for international recognition of the country, by Göttinger Tageblatt
International Relations #Araweelo_News_Network. International Relations: Independent but not recognized Mustafa Yusuf Ismail fights from Göttingen for the international recognition of Somaliland on the Horn of Africa Mustafa Yusuf Ismail has a mission. As the representative of Somaliland in
Somaliland; Xukuumadda Oo Ka Hadashay Weerar Lagu Qaaday Saldhiga Mahad Canbaashe Ee Laascaanood
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal maanta ka dhacay Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool, waxayna sheegtay in Malayshiyada ku sugan halkaa ay weerar kusoo qaadeen fadhiisinka ciidanka. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland, ayaa lagu
“Vladimir Putin ‘wuxuu ku dhiman doonaa xabsiga’ haddii uu amro ciidamada Ruushka inay ka baxaan Ukraine.” Bill Browder
Ukraine: China Oo Ku Baaqay Xabbad-joojin Dagaalka #Araweelo_News_Network. Moscoow(ANN)-Shiinaha ayaa Jimcihii ku baaqay in xabbad-joojin laga sameeyo Ukraine, isla markaana si deg deg ah loo bilaabo wadahadallo nabadeed oo u dhexeeya Kyiv iyo Moscow. Laxidhiidha: Ruushka Oo Xoojiyay Dagaalka