Month: September 2023
#Somaliland:: Mudanayaasha Awdal Oo Gollaha Wakiillada Mariyay Go’aan Lagu Dalbanayo In La Furo Dastuurka
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa oo soo jeedinta ay gollaha soo hor dhigeen mudanayaasha kasoo jeeda gobolka Awdal oo ay ku dalbanayaan in dastuurka lagu muujiyo saamiga siyaasadeed ee dadka Awdal. Soo jeedinta xildhibaanada Awdal kaga jira gollaha wakiillada
#Somaliland: Eng: Cali Xoor-xoor Gollaha Wakiillada Oo Codkii Ugu Badnaa Ku Ansixiyay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku anasixiyay Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Eng. Cali Cumar oo markii labaad la horgeeyay muddanayaasha gollaha wakiilada. Eng. Cali Xoor-xoor, markii gollaha loo weydiiyay cod waxa uu
#Somaliland Xisbiga #WADDANI Oo Si Adag Uga Digay In Madaxweyne Biixi Dalka Geliyo Dhibaatooyin Dhaqaale Oo #Daabacaadda Lacagtu Uga Sii #Darto
“Madaxweyne Guddida Xubinta Kommishanka Ee WADDANI Waxa KA Muhiimsan Oo Annaga Iyo Shacbigu Kaa Sugaynaa Wixii Ka Dhacay Gooja-cadde iyo Maraaga” #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, waxayna ka digeen arrimo
SONSAF Oo Soo Gabagabaysay Tababar Kor Loogu Qaadayay Doorka Guddiyada Hoggaamiya Ururada Aan Dawliga Ahayn
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dallada Ururada aan dawliga ahayn (Somaliland Non_State Actors) ee ay ku bahoobeen Ururada Bulshada Rayidka ee loo soo gaabiyo SONSAF, ayaa soo gebagebaysay aqoon is weydaarsi muddo laba maalmood ah uga socday Huteelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa. Kulanka Aqoon
#Menneaplis: Soomaalida Maraykanka Iyo Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Ka Hadlay Seddex Arrimood Oo Caqabad Ku Noqday Dawladnimada
#Araweelo_News_Network. Minneapolis (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, kumaan qof oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaa. Munaasabad ballaadhan oo soo dhowayn ah oo ay
#Somaliland Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Dhalashada Rasuulkii Suubanaa Maxamed Ibn Cabdulle
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Munaasibad ballaadhan oo si weyn loo muuneeyay ayaa lagu xusay maalinta dhalashada rasuulkii suubaana Maxamed ibn cabdulle oo ku beegan 12 Rabiical Awal ee taariikhda Miilaadiga Islaamka, taas oo sannad walba si weyn looga xuso Somaliland. Munaasibada xuska
#Ukraine: The First #Abrams US #Tanks Arrive in #Kyiv
#Araweelo_News_Network. Kyiv (ANN)- On Monday, Ukrainian President Zelensky announced that the first Abrams battle tanks promised by the US last year in 2022 had arrived. But what finally arrived in Kyiv were 31 Abrams, which will eventually join a
Xeerka Ciidanka Qaranka ha laga Qabyo tiro Buugga YAGLEEL
#Araweelo_News_Network. Xeerka Ciidanka Qaranka ha laga Qabyo tiro Buugga YAGLEEL ee Uu Qoray G/Sare Injineer Maxamed Cabdillaahi Faarax Guri-barwaaqo (FANI) Dalkeennu wuxuu soo maray duruufo kala duwan oo mid waliba wakhtigeeda iyo waayaheeda lahayd gaar ahaan illaa intii aan dib
# Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka Lloyd J. Austin Oo Ka Hadlay Amaanka Gobolka
Hoggaamiyaasha, Dibouti, Kenya iyo Somalia, Maxay Ka Wadahadleen Xoghayaha Difaaca Maraykanka? #Araweelo_News_Network, Nairobi(ANN)-Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka Lloyd J. Austin II, oo booqasho ku maraya Gobolka Geeska Afrika, ayaa kulamo la yeeshay Hoggaamiyaasha, Dibouti, Kenya iyo Somalia, wuxuuna kulamadaa oo ahaa kuwo