Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2023

Total 39 Posts

#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Safar Su’aalo Dhaliyay Ugu Baxay Ethiopia Kaddib Markii Uu Kasoo Laabtay Djibouti

#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Safar Su’aalo Dhaliyay Ugu Baxay Ethiopia Kaddib Markii Uu Kasoo Laabtay Djibouti Addis Ababa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay, ayaa gaadhay dalka Ethiopia, maalin kaddib markii uu kasoo laabtay dalka

#Garoowe Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Karaash Oo Qaatay Mawqif Ka Cadhaysiisay Deni

#Araweelo_News_Network. Garoowe(ANN)-Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa taageeray Go’aankii isimada SSC-Khaatumo  kaga baxeen ka mid ahaanshaha Puntland, isla markaana meesha ka saaray innay dadka Sool ku yeeshaan maamulkaa xubno ku metela.   Axmed Karaash oo ah Madaxweyne ku xigeenka Maamulka

Guddoomiyaha WADDANI Oo Sharaxay Qorshaha Shirka Djibouti Ee Somaliland Iyo Somalia

#Araweelo_News_Netwprk. London(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo saarayqoraal uu ka sharaxayo shirka wadahadalada Somaliland iyo Somalia uga furmay Djibouti ee ay ka qaybgaleen labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somalia, isla markaana uu dabada ka riixayo

#Somaliland Iyo Somalia Oo Gaadhay Heshiis Dawladda Djibouti Dabada Ka Riixay

#Araweelo_News_Network. Djibouti(ANN)-Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia oo shir uga socday dalka Djibouti, ayaa soo saaray war-murtoyeed la xidhiidha arrimaha la doonayo in laga wadahadlo si loo sii anbaqaado wadahadaladii u dhexeeyay labada dhinac ee hakadku ku yimi. War-murtoyeedka oo ka kooban

#Somaliland Iyo Somalia Dareenka Ku Xeeran Wadahadalada Dib Looga Bilaabay Djibouti

#Araweelo_News_Network.   Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayo oo maanta ka anbabaxay gegida diyaaraddaha ee Hargeysa Egal international Airport, ayaa ka degay Madaarka Xunbuli ee Caasimadda Dalka Djibouti. Madaxweyne Biixi oo ay ku weheliyeen safarkiisa wasiirro

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Jinaasada Ganacsade Xaaji Baxsane Oo Loo Gelbiyay Guriigiisa Dhabta Ahaa

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo xabaallaha Baqiic ee duleedka Waqooyi ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey marxuum Xaaji Axmed Daahir Cumar (Baxsane) oo maanta  27 Desember 2023 ku geeriyooday guriigiisa Hargeysa. Marxuumka

# Somaliland: Xukuumadda Oo Odddoros Miisaaniyadeedka 2024 Ku Muujisay Doorashooyinka Iyo Difaaca Dalka

  #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Gollaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa meel mariyay Oddoroska mala awaalka miisaaniyadda qaranka loo qoondeeyay sannadka 2024. ,Fadhigii gollaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu meel mariyay miisaaniyadda.   Fadhigaa oo ka

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Ganacstada Oo Isku Waajahay Kulan Lagu Gorfeeyay Xiisadda Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed Ee Saamaynta Ku Yeeshay Ganacsiga Aduunka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan  ballaadhan la qaatay Ganacsatada Somaliland, kaas oo lagu faaqiday xaalladdaha iyo duruufaha kusoo kordhay gobolka, gaar ahaan Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ee saamaynta ku yeeshay arrimaha amniga iyo isu socodka ganacsiga

#Somaliland Guddoomiyaha UCID Faysal Oo Madaxweyne Biixi Usoo Jeediyay Inuu Qabto Doorashooyinka Si Dalka Loogu Soo Gaadho

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa usoo jeediyay Madaxweyne Biixi inuu dalka ka qabto doorashooyinka, isla markaana dadka mideeyo si dalka loogu soo gaadho, maadaama uu sheegay in xaallada ay Somaliland ku jirtaa tahay mid

#Laascaanood Garaaddada Oo Soo Saaray Go’aan Ka Cadhaysiiyay Puntland

#Araweelo_News_Network. Laascaanood (ANN)- Garaaddada Laascaanood, ayaa soo saaray go’aamo ka cadhaysiiyay maamul goboleedka Puntland ee Garoowe, kaas oo naawilayay innay Garaaddadu soo xulaan 17 xubnood oo u metela Baarlamaanka Maamulka oo la doonayay innay soo gudbiyaan. Hase yeeshee, khilaaf si