Month: November 2024
The Risult of outcome Somaliland Elections Evaluation Conference
#Araweelo_News_Network Hargeisa (ANN)-The National Electoral Commission (NEC) has concluded a review and evaluation meeting of the Somaliland presidential elections and the national parties held on 13 November 2024 in the country. The evaluation and review meeting of the elections opened
Heerka Jacaylka Bulshada Soomaalida
#Araweelo_News_Network Bulshada Soomaalida ayaa heerka shisheeye jacaylku noqday mid guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ka siman yihiin, waxaana la odhan karaa, waa dadka dunida ugu jecel dadka shisheeyaha ah. Laakiin su’aasha ayaa ah dabcan haddii ay ummadda soomaaliyeed tahay mid ummadaha
Dalalka Ugu Awoodda Baddan Dunida Maanta
Maxay Tahay Ujeedada Maraykanku Ka Leeyahay 700 oo saldhig Millateri Oo Caalamka #Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Dalalka ugu awoodda baddan dunida maanta dhaqaale ahaan, dhinacyada Hubka iyo Tignoolajiyada, ayaa la shaaciyay sida ay uga kala saamayn baddan yihiin aduunka. Warbixin lagu
Fashilka Dawladda Federaalka Ma Awoodi Karaa Inuu Horjoogsado Aqoonsiga Somaliland
REER GALBEEDKA OO INDHAHA KU HAYA #SOMALILAND. #Araweelo_News_Network Dr. Ahmed Hassan Salah politics and international relations. Nairibi (ANN)- Soomaaliya waddankii la odhan jiray gebi ahaanba wuu fashilmay. Natiijadii nidaamka Federaalismka si fiican ayeeynu u aragnaa, waxaana inoogu filan khilaafka ka
Dahabshiil Group International Company played a major role in the 8th converence Heritage
#Araweelo_News_Network Djibouti (ANN)-The Dahabshiil Group International Company played a major role in the 8th converence Heritage, by held in Djibouti, this year meeting focusing on strengthening the stability of the Horn of Africa region. Dahabshiil Group’s Head of Public Relations,
Donlad Trump Ma Aqoonsan Doonaa Somaliland?
#Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Xoggo sir ah oo laga helay xafiisyada Madaxweynaha la doortay ee mMaraykanka xilligii uu olollaha doorashada uu ku jiray ayaa lagu arkay dookmintiyo sheegaya in Madaxweyne Donald Trump uu aqoonsan doono Somaliland 100 maalmood ee uugu horreeya muddo
Baadari Lagu Dilay Imaaraadka
#Araweelo_News_Network. Dubai (ANN)- Baadari (Xaakhaam) Yuhuudi ah oo magaciisu yahay Zvi Kogan (Cogan) oo ay da’diisu ahayd 28 jir ayaa lagu dilay magalaada Al-cayn ee dalka isutagga imaaraatka carabta. Baadariga la dilay ayaa haystay dhalashada dalka Maldovia, iyo jinsiyadda
Ceergaabo Rabshado Sababay Dhimasho Iyo Dhawaaqyo Kala Duwan
#Araweelo_News_Network Ceergaabo (ANN0- Magaalada Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa laga dareemay rabshado maanta gelinkii hore ka dhacay oo cabsi geliyay amniga iyo deganaanshaha, kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Dadka Magaalada Ceergaabo ayaa ku war helay rasaas saaka
The evaluation and analysis of the elections held in Somaliland on 13 Nov 2024.
#Araweelo_News_Network Boorama Awdal (ANN) A meeting to discuss the elections held in Somaliland on 13 Nov 2024, which have drawn the attention of the international community and the region to Somaliland, has been concluded in Boorama, the capital of
Dr. Mahamed Yasin Hassan’s performance at the Heritage meeting in Djibouti
Dr. Hassan’s Role and Impact #Araweelo_News_Network. Dr. Mahamed Yasin Hassan’s performance at the Heritage meeting in Djibouti was a masterclass in effective representation, demonstrating not only his personal commitment to Somaliland’s cause but also the nation’s readiness to engage