TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Search Results for "suldaan xiiray"

Total 4 Posts

“Samaale Iyo Xaglatoosiye, Waxaan U Dirayaa Fariimahan, Suldaan Xiiray Iyo Suldaan Ismaaciilna Waxaan Leeyahay ……..” Xoghayaha Arrimaha Dibbada WADDANI

Hargeysa(ANN)Xoghayaha arrimaha dibbada ee Xisbiga Mucaaradka WADDANI, Maxamuud Raage, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Salaadiin u dhashay Somaliland ku dhqaaqaan qorshayaal aan laga warqabin ujeedada siyaasadeed ee ka danbaysa oo gef ku ah Xuquuqda muwaadiniinta Somaliland iyo shuruucda

Shirkadda Dahabshiil oo Markii Labaad Caawimo Gudoonsiisay Guddida Dhismaha Waddada Hargeysa iyo Burco

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Shirkadda Dahabshiil oo hormood u ah xawaaladaha lacagaha ee qaaradda Afrika, ayaa markii labaad ku wareejisay deeq lacageed oo loogu talogalay dhismaha waddo isku xidhaysa magaalooyinka Hargeysa iyo Burco guddi u xilsaaran maamulka dhismaha waddadaa. Ku-xigeenka Maamulaha

Muuqaalada Markhaatiga U Noqday Shiqoolada Turkigu Ula Badheedheen Inay Ku Majo-xaabiyaan Qaranimada Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Ka Hambaabartay

Hargeysa(ANN)Muuqaalo sawiro warbaahinta Somaliland heshay, ayaa kashifay qorshe ay wadeen qaar ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland oo la doonayay in lagu mija-xaabiyo qaranimada iyo jiritaanka Somaliland, kuwaas oo fashilmay markii Suldaan Xiiray oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Hargeysa warbaahinta ka

Dhiga koofiyadaha, Cumaadaha iyo Bakooraddaha

Dhiga koofiyadaha, Cumaadaha iyo Bakooraddaha W/Q: Rashiid Sulub Caalin Marka hore waxaan halkan uga ducaynayaa, una soo jeedinayaa inay u duceeyaan bulshada reer Somaliland Sheekha caanka ah ee sheekh Aadan X. Maxamuud Xiiray (Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn

{ }Smiley face