Dunida maanta tignoolajiyada Casriga ah siyaabo kala duwan looga faa”idaystaa, waxyna dad baddan u horseeday horumar dhinacyada dhaqaallaha, aqoonta, ganacsiga iyo inay xirfado ay ku shaqaystaan ka barteen.
Sidaa awgeed Barashada #Motion_Graphics waxay noqotay xirafaddaha ugu barashada baddan dunida, waxaana sababay suuqeeda oo noqday mid aad u sarreeya.
Haddaba #Motion_Graphics loo yaqaan Xarakaynta Qoraalka, Sawirka iyo Muuqaalada iyaga oo laysku xardhaayo lana xarakaynyo.
#motiongraphics graphics
• Motion Graphics waah hab soo jiidasho leh oo lagu Gubiyo Mucmuulaadka ama Fikradaha, iyada oo la isticmaalayo Text, Shapes iyo Images, kuwaas oo dhamaantood Samaynaha Xarakaad,
• Waxaa Motion graphic loo isticmaalaa Xaysiisyada, Suuqaynta waxbarashada iyo Muuqaalada Loo Yaqaan Explainer videos-ka.
#Motion_Graphics Examples
1. Explainer Videos
a. Learning steps and product info
2. Data Visualization Videos
a. Info Graphics
3. Social Media Posters
a. Product Promotions
b. Company Promotions
c. Social Awareness.
Contact 00 252 63 809 804 92



