TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Arraale Jama

Total 647 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

BBC News Media Correction in a misreport of Sindika Dokolo

PRESS RELEASE It is reassuring that media like British Broadcasting Corporation can recognize to right a wrong that has been done, in the fact checking KINSHASA, Democratic Republic of Congo, (ANN)– On February 6 2019, BBC finally agreed to correct

Africa: Corruption does not invest in the future, it kills the future” – Akinwumi Adesina, at World Peace Summit of Global leaders

PRESS RELEASE The Africa Continental Free Trade Area is projected to make Africa the largest free trade zone in the world SEOUL, Republic of Korea, (ANN)– “We are working hard with governments to improve transparency, governance, accountability and project delivery

US Muslim lawmakers irk pro-Israel lobby by backing BDS

Washington(ANN)-The first two Muslim women in the US Congress have angered the pro-Israel lobby by openly supporting the internationally-recognized Boycott, Divestment and Sanctions (BDS) movement against Israel. Ilhan Omar and Rashida Tlaib, who became the first Muslim members of the

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Faahfaahin Ka Bixiyay Shir Caalami Ah Oo Uu Kaga Qaybgalay Dalka Holland

Hegue (ANN)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Aadan Xaaji Cali Axmed iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa shirara kala duwan oo caalami ah kaga qaybgalay magaalada Hegue ee dalka Holland (Netherlands) oo ku yaal Woqooyi-galbeed ee qaaradda Yurub. Guddoomiye

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Saami Qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka, Dhismaha Madaxtooyada Cusub, Dhaliilaha Xisbigiisa Iyo Dadka La Xidho

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro),  ayaa ka hadlay mawqifkiisa muranka kuraasta golaha Wakiillada, xadhigga muwaadiniinta, Dhismaha Madaxtooyada cusub iyo isbedelka xisbigiisa. Guddoomiyaha WADDANI, Dr Cirro, wuxuu ku dooday in Somaliland aanay baahi u qabin Madaxtooyo

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax-dhigay Wadada Xidhiidhisa Wajaale Iyo Kala-Baydh

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay did-u-dhiska Wadada isku xidha Magaalo ganacsiyeeda Wajaale iyo Kala-Baydh. Dhowaan, ayaa dib-u-dhiska wadada lagu bixiyay qandaraas dhawr Milyan oo dollar ah, kaas oo ay ku guulaysatay shirkadda dhismaha ee uu leeyahay

Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kal-fadhigii 29-aad Ee Golaha Wasiiradda?

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay waxyaabaha lagaga dooday Kal-fadhigii 29-aad ee shirka golaha wasiiradda oo maanta lagu qabtay qasriga Madaxtooyadda. Sida lagu sheegay Qoraal saxaafadeed kasoo baxay Qasriga Madaxtooyadda, waxa shirkaa oo uu guddoominayay Madaxweynaha Qaranka Somaliland Muuse Biixi

Somaliland: Ex-Finance Minister Challenges the $80-Million Debt PAC Announced, Calling it a ‘fabrication’

On Monday, following a meeting between the Public Accounts Committee (PAC) of the House of Representatives and the Minister of Finance, Dr. Sa’ad Ali Shire, the PAC Chairman, Ibrahim Mahdi Buubaa, told the press that it came to light that

Somaliland: Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Dastuurka Oo Shaaciyay In Hay’addaha Dawladdu 70% Isticmaalan Astaanta Qaranka Oo Khaldan

Hargeysa(ANN) Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed X. Aadan Cilmi, ayaa sheegay in wasaaraddaha iyo hay’addaha kala duwan ee dawladdu isticmaalan Astaanta Qaranka oo khaladan, taas oo aan waafaqsanayn qaabta Dastuurku u asteeyay Astaanta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Sharaxay Guulaha Ay Gaadheen 25 Sannadood Kadib

Hargeysa(ANN)- Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL, Sarreeye-Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa sharaxay guulaha ay gaadheen 25 sannadood kadib aasaaskii Ciidanka Qaranku heegan ugu jiro sugitaanka nabadgelyada iyo difaaca Qaranka JSL. Munaasibad loo qabtay xuska sannadguuradda 25aad ee Ciidanka Qaranka, oo Madaxweynaha

{ }Smiley face