TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Arrimaha Waxbarashadda

Total 31 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Masiibooyin Sii Kordhaya Iyo Mushkilada Suuqa Waaheen

Araweelo News Network. Boorama(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan dib u dhiska Suuqa Waaheen oo maalmihii u danbeeyay dadka dhismayaasha gaarka ah ku lihi saluug iyo cabasho ka muujiyeen qaabka loo qorsheeyay nashqada dib

Maxaad Ka Taqaan Dhirta?

Wax ka Baro Dhinta iyo Noocyadooda Araweelo News Network. Magaca soomaaliga: #Dhikri/#ColloriyeMagaca carabiga:      #نبات_العنشطMagaca qalaad:      #Birch_leaved_acalyphaQoyska geedka:       #Euphorbiaceae Dhikrigu waa geed gaab yar oo xooluhu daaqaan. Wuxuu ku suntan yahay caraf udgoon oo la dareemo marka caleemihiisa la soo gooyo

Somaliland: Wasiirka Waxbarashadda Oo Soo Gunnaanaday Imtixaanaadka Shahaadiga Ah

” Imtixaanka kumaanu adkayn Ardayda sidii sannadii hore, wuxuuna noqday kii nooqgu dhibta badnaa sannadkan,,,,,”Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud. Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland iyo xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa soo gebagebeeyay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2021-2022,

Somaliland Tiradii Ugu Badnayd Ardayda Oo Imtixaanaadka Shahaadiga U Fadhiistay Iyo Madaxweynaha Oo Ka Hadlay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland iyo xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa sheegay in maanta oo ah Sabti 11/6/2022, imtixaankii shahaadiga loo qorsheeyay in ay u fadhiistaan Arday tiradoodu dhan tahay 37,300. Fasalada 8aad ee dugsiyada dhexe oo

Maxaad Ka Taqaan Dhirta?

Araweelo News Network. Baro_Dhirta W/Q. Abdiziz Idris Magaca soomaaliga: #BerdeMagaca carabiga:     #رقع/#رقاعMagaca sayniska:    #Ficus_vastaQoyska geedka:        #Moraceae Berde wuxuu ku jiraa dhirta kuwa aadka u waaweynaada ee dherer iyo baaxadba eebbe ku mannaystay. dhererkiisu wuxuu gaadhaa ilaa 25 mitir, halka qarada

Somaliland: Guurtida Oo Dood Cilmiyaysan Kusoo Bandhigay Dhibaatada Waxbarashadda Dalka

Muddanayaashu Waxay Soo Bandhigeen Qorshayaal Mustaqbalka Wax Beddelaya iyo Xalka Mushkilladdaha Waxbarashadda Dalka “Dadka Miyiga Carruurtoodu Ma Helaan Waxbarasho“ Xildhibaan Dirir “Waxaan U Baqayaa Caafimaadka Iyo Waxbarashadda” Xildhibaan Indho Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa dood ay ka yeesheen

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Sheegtay In La Fulinayo Go’aanka Dirayska Dugsiyada Ay Ku Bedeshay Ee Bulshadu Ka Dareen Celisay

Araweelo News Network.     Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa shaacisay in sannad-dugsiyeedka soo socda ee 2021/2022,  lagu fulin doono go’aan ay todobaadkii hore ka soo saartay qaabka ay noqonayaan dirayska lagu dhigto dugsiyada dawliga ah iyo kuwa

Somaliland: Ardaydii Ugu Badnayd Oo Sannadkan U Fadhisitay Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dalka Dugsiyada Siddeedaad Iyo Dhexe

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland iyo xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa shaaciyay tirada Ardayda ka qaybgelay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Dugsiyadda Dhexe iyo fasalka 4aad ee Dugsiyada Sare oo ay Ardaydii ugu badnayd maanta u

Somaliland: Wasaaradda Oo Soo Bandhigtay Mashaariic Tayaynta Waxbarashada Ah Maalmo Kadib Markii Maamulka Gobolka Maroodijeex Shaaciyay Dhaliilo

Araweelo News Network.  “Madaxweynaha waxaan ugu Baaqaynaa inuu Hubiyo Xaaladda Caafimaad ee Dadka uu xilalka u magcaabyo” Maamulka Gobolka Maroojeex ee wasaaradda Waxbarashada iyo Shaqaalaha.   Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa maanta soo bandhigtay mashaariic ay sheegtay in ay

Kulan Lagu Dhaahinayay Rabshadihii Ka Dhacay Dugsiga Nuuradiin Oo Waalidiinta Iyo Maamulku Ku Kulmeen

Araweelo News Network. Waalidiinta Oo Ka Garaabay Wixii Khasaare Loo Geystay Dugsiga   Hargeysa(ANN)-Masuuliyiinta Maamulka Dugsiga Sare ee Wiilasha ee Nuuradiin, ayaa maanta kulan xog-warran iyo is-xaalwaraysi ah la yeeshay Waalidiinta Ardayda wax ka barata Dugsigaa. Kulanka oo ahaa mid

{ }Smiley face