TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Commentator & Analysis

Total 486 Posts

Midnimada Soomaaliya Haddii La Doonayo Waa In Lasoo Celiyaa Djibouti, NFD Iyo Soomaali Galbeed Ethiopia

Araweelo News Network. 1960-kii  fikirka iyo riyada 5tii Gobol ee Soomaaliyeed oo midaysan waxay ka timi caqliga  dadka ka soo jeeda Gobollada Woqooyi.  firkirkaa reer Koonfur wax shaqo ah kuma lahayn.  balse waxay ahaayeen dad loo geeyey haddiyad aannay garanayn

Somalia: Dooddaha Ka Dhashay Booqashada Ethiopia Ee Ra’iisal Wasaaraha Somalia

Araweelo News Network Doodda maanta ugu weyn ee shacabkaSsoomaaliyeed isla dhex marayaan ayaa ah booqashada la filayo ee Raysul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu ku tegi doono caasimadda Ethiopia ee Addis Ababa. Maaha wax cusub in madaxda Soomaaliya booqato

Ukraine: Duqaymo Sababay Qaraxyo Waaweyn Oo Gilgilay Caasimadda Kyiv

Araweelo News Network. Waxaa qaraxyo waaweeyn oo si xig-xigay  laga maqlay caasimadda dalka Yukreeyn ee Kiyeef saaka aroortii oo ay taariikhdu tahay 10/10/2022 abbaaro 8:00 subaxnimo.  Qaraxyadan ayaa imaanaya ka dib markii ciidanka Yukreeyn ay weerraro mafaafiic  ah la dhaceen

Shirka Midawga Yurub Oo Loo Diiday Maraykanka Iyo Erdogan Oo Lagu Bahdilay

Madaxweynaha Faransiiska Emanuel Macron Muxuu Kaga Jawaabay Dalabkii Madaxweynaha Turkiga Rajjab Tayyib Erdoga Araweelo News Network. Kulan siyaasadeed looga tashanayo in Midowga Yurub loo beddelo dowladod midaysan sida dalka Maraykanka oo kale ayaa uga bilowday Caasimadda jamhuuriyadda jeegga ee Baraag

How The Early Taliban Defeated The Powerfull Russian Invasion Military In Afghanistan ?

Araweelo News Network. Young men like Omar (later to be known as Mullah Omar) also participated in the Jihad against the Russians, during a battle – one of his eyes had been shot out, but that did not lower his

Putin’s Nuclear Threats

Araweelo News Network There have been serious threats from the Russian Kremlin presidential palace where the Russian ironic president have threatened on Friday that Russia will use the disastrous weapon of mass distractions if the western Alliances continue their interventions

YOU CAN’T ELIMINATE AL-SHABAAB WHILST THEY ARE MEMBERS OF THE GOVERNMENT CABINETS

Araweelo News Network. To every Somali citizen who dreams about the eliminations Al-Shabaab from Somalia. Let me frankly tell you that it will be hard to be eliminated with them as long as they hold powerful Government positions in the

To Whom it May Concern Our Country

Araweelo News Network. TO WHOM IT MAY CONCERN. My name is Ambassador Deek ibrahim. I am from the republic of Somaliland.Somaliland is a stable, a peaceful and a democratic Horn of Africa country. It was part of Somalia from 1960-1991.

Dagaalka Ukraine Iyo Duulaanka Maraykanka Ee Ku Waajahan Islaamka Maxay iska Shabahaan

Araweelo News Network. Dacaayaddaha Khiyaanada wata ee ay faafinayaan dowladdaha reer Galbeedka iyo Saxaafaddoodu waxaa ka mid ah inay caalamka tusayaan gawaadhi baddan oo ay ka dhigayaan in muwaadiniinta Ruushka ahi leeyihiin, kuwaas oo taagan xuduudda dalka Joorjiya (The Republic

Doorashadda Talyaaniga Oo Farxad Gelisay Vladimir Putin

Araweelo News Network Sidaan 3 maalmood ka hor ku daabacay Araweelo News Network , doorashada ka dhacday dalka Talyaaniga waxay farxad gelisay Vladimir Putin, waxayna murrugo ku abuurtay waddamda reer Galbeedka ee ugu horreeyo Maraykanku iyo xulufadiisa. Laxidhiidha: Loolanka Ruushka

Smiley facesomcable