Category: Doorashooyinka
Somaliland: Gudidda Anshaxa Saxaafadda Ee Doorashooyinka Oo La Shaaciyay
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa magcaabay xubno guddi ah oo dabagal ku sameeya saxaafadda, isla markaana qiimeeya wararka laga gudbiyo doorashooyinka si meesha looga saaro in la baahiyo warar waxyeeli kara amniga iyo xasiloonida hanaanka doorashooyinka. Gudidda Doorashooyinka Qaranku
Somaliland: Gudidda Anshaxa Oo Digniin U Diray Masuuliyiinta Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Ee Lagu Riday Ganaaxyadii Ugu Badnaa
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray ganaaxyo iyo go’aano la xidhiidha arimaha olollaha Doorashooyinka. Ganaaxyada ayaa lagu riday masuuliyiintii u badnaa ee xukuumadda Madaxweyne Biixi. Sidoo kale, Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Saraakiisha Ciidamada
#Araweelo_News_Network Hargysa (ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah oo ka baxsan kulamada caadiga ah ee ka dhaca Madaxtooyada la yeeshay Saraakiisha sare ee Ciidmada kala duwan. Kulanka Madaxweyne Madaxweyne Biixi la yeeshay saraakiisha sare ee ciidmada
Somaliland Gudidda Doorashooyinka Oo Dhaariyay Hawlawadeenada Gobolada Dalka
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka Somaliland, ayaa tababar usoo xidhay Hawl wadeenada doorashooyinka loo tababaray ee gobolada Maroodijeex Awdal, Togdheer Sanaag iyo Sool. Gudidda Doorashooyinka ayaa markii tababarku u dhammaaday waxay dufcadii koowaad ee hawlwadeenada ka shaqaynaya goobaha codbixinta doorashada
Saraakiil Ka Socota Safaaradda UK Oo Booqday Burco
#Araweelo News Network. Hargeysa (ANN)-Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa kulan muhiim ah magaalada Burco kula yeeshay Madaxa UK ee Somaliland Ilyas Malek iyo saraakiil kale oo ka socday safaaradda UK. Ka badan akhri: Sidee u codaynaysaa muwaadin fariintan ka
#Somaliland: Wasiirka Xidhiidhka Gollayaasha Oo La Ganaaxay
Hargeysa (ANN)’-Gudidda Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka #Doorashooyinka Jamhuuriyadda #Somaliland ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Wasiirka Wasaardda Xidhiidhka Golloyaasha iyo Arrimaha Dustuurka Cabdnaasair Muxumed Xasan Buuni. Ka badan akhri: Sidee u codaynaysaa muwaadin fariintan ka boggo? Halkan Riix: Qaabka
Maxay Tahay Fariinta Gudidda Doorashooyinku U Direen Bulshada Somaliland
#Araweelo News Network. Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa Bulshada la socod siiyay Xarunta la hadalka ee Muwaadiniinta, taas oo ay balanqaadeen in muwaadiniintu si sahlan ula soo xidhiidhi kartaan, isla markaana ka jawaabay waxyaabaha ay doonayaan in laga
Somaliland Isu Soo Baxyada Olollaha Axsaabta Iyo Ururada Oo Wax Laga Beddelay
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka JSamhuuriyadda Somaliland ayaa Xisbiyada Qaranka iyo Ururada Siyaasadda ka joojiyay gebi ahaan isu-soo-baxyada iyo olalaha habeenkii. Qoraal kasoo baxay Gudidda anshaxa ayaa lagu shaaciyay joojinta isu soo baxyada, kaas
#Somaliland Gudidda Doorashooyinka Oo Diyaariyay Hawlwadeenada Doorashooyonka Ee Gobolada Sool Sanaag iyo Gobolada Kale
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka oo ku guda jira diyaarinta hawlaha Doorashooyinka loo qorsheeyay inay ka qabsoomaan dalka oo dhan 13 November 2024. ayaa hawlwadeenada Doorashooyinka Gobolada dalka u diyaariyay. Gobolada Awdal, Maroodijeex Saaxil, Togdheer, Sool iyo Sanaag ayaa loo
SOMA: The media online Organizition issues important Recommendations and Guidelines to Online Media Outlets on Upcoming Elections
Araweelo News Network. Hargeisa (ANN)-SOMA: The Somaliland media online Organizition issues important Recommendations and Guidelines to Online Media Outlets on Upcoming Elections Accoding statment The Somaliland Online Media Association (SOMA) calls on journalists working in online and off-line media outlets


