Telesom dahabshiil
mubarak tanzil
Welcome to Araweelo News Network   Click to listen highlighted text! Welcome to Araweelo News Network

Category: Health & Education

Total 308 Posts

Sidee u daryeeli kartaa ilkahaaga?

#Araweelo_News_Network Ma leedahay cirrid xasaasi ah, ama Ilkahaaga xal ma la doonaysaa si aad kalsooni ugu dhoola cadayso? Ma waxaad gabi ahaanba la liidataa xanuunada ilkaha , sida Suuska iyo dhagaxa ku dhasha Ilkaha? Ma waxaad tahay caajis subaxdii oo

Somaliland : Shir Lagu Gorfeeyay Caymiska Caafimaadka

Muxuu Daarnaa Kulanka Caymiska Caafimaadka?   #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Shir lagu gorfeeyay  sidii kor loogu qaadi lahaa Caymiska caafimaadka Somaliland ayaa maanta oo lagu qabtay Magaalada Hareysa. Munaasibadii loo sameeyey qabsoomida shirka oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxa kasoo

#Somaliland: Kommishanka Qaranka Ee AIDS-ka Oo Ku Baraarugay Warar Lagu Faafiyay Bulshada Oo La Xidhiidha Faafista Xannuunka

#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Hargeysa (ANN)- Kommishanka Qaranka Somaliland u qaabilsan HIV/AIDS, ayaa ku baraarugay warar lagu faafiyay bulshada dhexdeeda oo abuuray dareen cabsi ah, kaddib markii Sarkaal ka tirsan Booliska

#Somalia Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Xadhiga Ka Jaray Bangiga Kaydka Dhiiga

#Araweelo_News_Network   Muqdisho (ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre, ayaa xadhigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed. Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaare Xamse oo soo gaadhay

Hay’adda Caafimaadka Aduunka Oo Cuntooyin Iyo Sharaabyada Xaqiijisay Inay Sababaan Kansarka

#Araweelo_News_Network.   London(ANN)- Mid ka mid ah mac-macaannada macmalka ah ee ugu caansan adduunka ayaa lagu wadaa in bishan July  ay ku dhawaaqdo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO),  khatarta caafimaad ee ka dhalata, sida laga soo xigtay ilo oo aqoon u

Muxuu Qabtaa Qabsinku (Appendix)?

Waa maxay Ujeeddada iyo Dhibaatooyinka Caafimaadka Ee Qabsinka (Appendectomy) #Araweelo_News_Network.     Ma u baahantahay in si deddeg ah lagaaga saaro (Appendectomy) si qalliin loogu sameeyo lifaaqa (Appendix)? Waxaad inta baddan maqashaa “waxa loola cararay cusbitaal si loogu sameeyo (appendectomy)

Somaliland: Dhimashada Xannuunka Dengue Oo Sii Kordhaysa Iyo Xukuumadda Oo Indhaha Ka Qarsanay Xaaladda Taagan

Astmaaha Iyo Marxaladdaha Xannuunka Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Somaliland waxa kordhaya maalin maalinta ka danbaysa tirada dadka u dhimanaya xumadda xummada aadka u daran ee uu dhaliyo xannuunka Dengue, kaas oo aan noociisu hore loogu sheegin geyiga Somaliland. Cusbitaalada

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Soo Bandhigay Fadeexado Wasaaradda Caafimaadka Dul-hogganaya Iyo Khatarta Xannuunka Dengue

“Wasaaradda Ka Been Sheegtay Buugga, Caafimaadka Bulshada Kama Sheegayso Run” Sadiiq Dhamme Araweelo News Network. Dadka U dhimanaya Xannuunka ayaa kordhaya maalin walba, iyadoo Bukaanadu Cusbitaalada Buuxiyeen. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa soo bandhigay fadeexad dul hoganay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Callaamaddaha Lagu Garto Xannuunka Dengue

Sidee Loo Kala Qaadaa Dengue? Maxaa Ugu Wanaagsan in loo isticmaalo Dengue? Xukkugee Ugu Halis Badan Yahay Dengue? Araweelo News Network. Dalalka uu xanuunku aad ugu baddan yahay, ayaa ku hawlan sidii iskaashi caalami ah loola samayn lahaa wadamada dengue-endemic

Sidee Uga Badbaadi Kartaa Xanuunka Dengue Ee Galaaftay Nollosha Dad Baddan

Daawooyinka Ay Ka Digayaan Khuburada Caafimaadku iyo Kuwa Lagula Tacaalo Xumadda Fayraska Dengue Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xumada Fayraska Dengue, ayaa sababtay in labadii bilood ee u danbeeyay ay u dhintaan Dad baddan guddaha Somaliland, waxaana Cusbitaalada jiifa bukaano tiro baddan

Click to listen highlighted text!